Zelensky oo Khudbad u jeediyay Barlamaanada Sweden iyo Norway
Madaxweynaha Ukraine ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Barlamaanka Norway iyo kan Sweden. Wuxuu codsaday taageero dheeri ah oo ku saabsan dagaalka ka dhanka...
Sweden oo sheegtay in Luuqada lagu barayo Dadka Ukraine Qaab Cusub oo aan aheyn...
Dowlada Sweden ayaa diyaarineyna qaabab cusub oo ula tacaaleyso Dadka kasoo Cararaya Dalka Ukraine.
Dhawaan dowlada waxay sheegtay in Dadka ka imaanaya Dalka Ukraine ay...
Sharciga ayuu ku helay Saddex Bil isagoo Lix Sano Shari la’an ahaa. (Dhacdo Cajiib...
kadib Qul Qulkii Qaxootiga ee sanadkii 2015 waxa uu saameyn xoogan ku yeeshay dad badan oo xiligaasi fursad u helay inay si fudud ku...
Toogasho loo geestay Qof ku Sugnaa Goob Jimicsi oo Stockholm ku taalla
Qof ayaa toogasho loogu geestay xaafadda Vasastan ee magaalada Stockholm. Warar ay heshay warbaahinta ayaa sheegaya in dhibbanaha la dhaawacay xilli uu ku sugnaa...
Sweden oo Sharciga ku Siineysa Mudo Isbuuc ah Qaxootiga ka imaanaya Ukraine
Hay’adda socdaalka ayaa ku dhawaaqday in qaxootiga Ukrain ay ku heli karaan sharci ku meel gaar ah iyo ogolaansho shaqo hal usbuuc gudaheed marka ay yimaadaan Iswiidhan,...
NATO oo sheegtay i Sweden iyo Finland aysan u Damaanad Qaadi karin Kaalmo Milatari
Madaxa NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in Nato iyo Wadamada kael Sida Norway aysan dammaanad qaadi Gurmad Milatari haddii Finland ama Sweden ay soo...
Barlamaanka Sweden oo go’an Cusub soo saaray Maanta
Baarlamaanka ayaa maanta go’aamiyay in la dhimo canshuurta laga qaado shidaalka iyo naaftada, taasoo horseedaysa in qiimo dhimis lagu sameeyo kaalimaha shidaalka 50 euro halkii litir, laga bilaabo bilowga...
Malmö oo lagu qabtay isku soo bax lagu Cambaareenayo Weerarkii lagu qaaday Iskuul Waxbarasho
Dhawr boqol oo qof oo reer Malmö ah ayaa galabta isugu soo baxay afaafka hore ee xarunta dawladda hoose, waxaana ay muddo hal daqiiqo ah aamusnaayeen,...
Turkiga oo ka hadlay Munaafaqnimada Reer Galbeedka ee Dagaalka Ukraine
Dagaalka ka socda Ukraine ayaa dahaarka sare ka qaaday laba-wejiilaynta beesha caalamka ah, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu Talaadadan.
Isagoo ka...
Nyamko Sabuni ” Waxaan taageersanahay in lagu biiro Ururka NATO
Hogaamiyaha xisbiga Liberalerna Nyamko Saboni ayaa taageertay soo jeedinta hogaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Christerson ee ah in uu xubin ka noqdo NATO haddii uu...