Raisal Wasaaraha Finland oo soo gaartay Sweden lana kulantay Magdalena Andersson
Raiisel wasaare Magdalena Andersson ayaa sheegtay in aysan jirin wax khatar ah iyada oo tixraacaysa fursadaha lagu biirin karo NATO iyo in kale.
Andersson ayaa shir jaraa’id...
Finland oo si cad ugu sheegtay Sweden in labada dal ay si wadajir ah...
Finland ayaa si cad ugu sheegtay Sweden in labada dal ay si wadajir ah u codsadaan xubinimada NATO, sida uu qoray wargeyska Expressen ee...
Nyamko Sabuni oo iska Casishay Xilkeeda kuna dhawaaqday inay ku Fashilantay Mideynta Xisbiga
Madaxii hore ee xisbiga Libaraalka, Nyamko Saboni , ayaa sheegtay in ay ku guuldareysatay in ay mideyso xisbiga oo ay bedesho ra'yiga dadweynaha ee ku wajahan.
"Waxaan...
Xisbiga Socialdemokraterna ee Sweden oo taageeray ku biirista NATO
Xisbiga S ee Sweden ayaa taageeray go'anka ku biirsta NATO Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka uu xisbigu soo saaray, isagoo tixraacaya qiimayntii hore ee uu...
Ruushka oo ka hadlay Suurtagalnimada Sweden ee ku biirista Ururka NATO
Afhayeenka Kremlin -ka Dmitry Peskov ayaa sheegay in balaarinta Ururka NATO ee Waqooyiga Atlanta aysan wax ka tari doonin xoojinta amniga Yurub. Sida laga soo xigtay Interfax Ruush.
Hadalka Peskov...
Sweden iyo Finland oo ka wada hadlay Qaab ay kaga maarmayaan ku biirista NATO
Siyaasi miisaan culus ku leh dalka Finland ayaa sheegay in wasiirka gaashaandhigga Sweden uu u furay isbahaysi difaac oo dhex mara labada dal ee...
SD ” Sweden waa inay ku biirtaan NATO si lamid ah Finland
Haddii Finland ay doorato inay ku biirto NATO, waa in xisbiga Sverigedemokraterna u doodo xubinnimada isbahaysiga gaashaandhigga, sida uu sheegay hoggaamiyaha xisbiga Jimmie Åkesson...
Xamza Abu Jaisha ” Waxay u heesteen in Soonka leegu Qasbayo”
Soonka dhalinyarada dugsiyada Sweden iyo sida ay bulshadu u aragto, ayaa lagaga hadlay warbixin uu maanta daabacay TV-ga Sweden, kaas oo uu kaga hadlay...
Dowlada ” Dadka Reer Ukraine waa inay shaqeeyaan sida ugu dhaqsaha badan”
Dowladda Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay doonayso in ay cadaadis ku saarto dadka Ukrain ee la siiyay magangalyada in ay Sweden ka shaqeeyaan sida ugu...
Nyamko Sabuni ” Hadii uu dagaal dhaco waxaan aadayaa Norway”
Haddii dagaal dhaco, waxaan aadi doonaa Norway," waa odhaah uu ku dhawaaqay hoggaamiyaha xisbiga Libaraalka , Nyamko Saboni , taasoo dhalisay dhaleecayn baahsan oo ka timid gudaha iyo dibadda xisbiga. Iyadoo Saboni...