Friday, April 26, 2024

Labo Qof oo mid Maamule yahay oo lagu Dhaawacay Västerås

0
Labo nin oo mid ka mid ah uu yahay maamule dugsi sare ayaa si xun loogu dhaawacay fal dambiyeed halis ah oo ka dhacay...

Stockholm oo lagu soo Gabagabeeyay Shirka u socday Dhinacyada Yemen

0
Waxaa maanta magaalada Stockholm lagu soo gebagebeeyey howlihii Madasha Yemen Forum oo ay garwadeen ka ahayd Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sweden, waxaana arrimaha dhaqaalaha ay hareeyeen...

Xisbiga Moderaterna oo doonaya inuu Heshiis la galo Xisbiga Socialdemokraterna ee Sweden

0
Hogaamiyaha xisbiga M Ulf Kristershon ayaa doonaya in uu heshiis la gaadho raysal wasaaraha Magdalena Andersson in aanay dawladdu la wareegi doonin talada haddii aanay taageero u...

Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Sharci Lagu Musaafurinayo Ajaanibta Qaarkood

0
Baarlamaanka Sweden ayaa shalay ansixiyay soo jeedintii dowladda ee ahaa in la soo saaro sharciyo adag oo ku saabsan masaafurinta ajaanibta lagu helo dambiyada, si ay u sahlanaato in...

Barlamaanka Sweden oo diidmo ugu Codeeyay Miisaaniyad la horgeeyay

0
Baarlamaanka dalka Sweden ayaa u codeeyay in ay diidaan miisaaniyada xisbiyada garabka midig iyo kuwa dowladda ee isbeddelka miisaaniyada gu'ga. Arrintan ayaa ka dambeysay ka dib markii...

Stockholm: Wiil Yar oo Goobta Xanaanada laga waayay kadibna la helay Meydkiisa

0
Wararka laga helayo Södertälje ayaa sheegaya in halkaasi uu ku dhintay wiil yar kaasi oo ku sugnaa goobta xanaanada halkaasi oo laga waayay kadibna...

Wiil Dhalinyaro ah oo Toorey lagu dilay Gudaha Magaalada Malmö

0
Wiil 20 jir ah ayaa lagu dilay mid kalena dhaawac culus ayaa soo gaaray, ka dib markii ay tooreey kasoo gaartay dagaal gacan ka...

Dhalinyaro 10 ilaa 8 Sano jir oo loo Adeegsado iibinta Daroogada Sida ay Booliska...

0
Maamulka Sweden ayaa xaqiijiyay in shabakadaha dambiilayaasha ay sii kordhinayaan isticmaalka carruurta yaryar ee dambiyada. "Waxaa jira caruur da'doodu u dhaxayso todobo ama sideed...

Faransiiska oo u soo bandhigay Midowga Yurub Sharci Cusub oo lagu Caawinayo Qaxootiga kasoo...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Faransiiska Gerald Dermanan ayaa soo dhaweeyay dalalka Yurub inay taageereen hindise Faransiiska uu keenay oo lagu caawinayo dalalka xuduudka leh ee...

Safaf Dhaadheer oo loogu jiro Garoonka Arland ee Sweden, Wadooyinka Qaar oo la xiray

0
Booliiska dalka Sweden ayaa saaka mar kale xiray wadada aada Terminal -ka 5-aad ee magaalada Arlanda, kadib markii ay soo buux dhaafiyeen dad safar ah. Shalay...