Sweden:- Xukun Lagu riday Taksiile Kufsaday 10 Haween ah oo Gaarigiisa raacay
Maxkamada Solna ayaa maanta xukun ku riday nin 27 jir ah oo lagu soo eedeeyay kufsi iyo faraxumayn uu u geystay 10 haween ah isagoo ka...
Xisbiga Liberalka Sweden oo ku Baaqay Mamnuucista Xijaabka ee Dugsiyada Sweden
Xisbiga Liberalka gaar ahaan Robert Hanna oo xisbigaasi u matala dhanka Barlamaanka ayaa sheegay in ay tahay in Hablaha dhigta Dugsiyada Sweden laga Mamnuuco...
Sweden oo Macalimiin Ciidan u dirtay Askarta Ukraine
Ciidamada difaaca ee dalka Sweden ayaa go’aan ka soo baxay dowladda waxa ay tababarayaal ciidan u direen goob qarsoodi ah oo ku taal dalka Ingiriiska...
Xayeysiiska Gabar Xijaaban oo Muran ka dhalisay Dalka Sweden
dhawaan shirkada Mathem ee Dalka Sweden ayaa soo bandhigtay Xayeysiis ku muujineyso Dadka Cuntada ka dalbada.
Xayeysiiska Cusub ee Sanadkan Waxaa ku jira gabadh Muslimad...
Sharciyada Cusub ee Qaxootiga Sweden ee Dowlada Cusub Qorsheeneyso
Dowlada Cusub ee Sweden kana socota dhanka Xisbiyada Midig ayaa la filayaa inay bilowda shaqadeeda iyo Heshiisyada ay horay u balan qaaday.
Bahda Somaliska ayaa...
Shirkadaha Guryaha ee Sweden oo Korontada kor u qaadaya
iyadoo ay jirto xaalad adag oo dhanka tamarta qaar kamid ah shirkadaha guryaha ayaa sheegay inay kor u qaadayaan Korontada.
Shirkada Wallenstam oo guryo ku...
Golaha Wasiirada Cusub ee Sweden oo lagu Dhawaaqay. (Akhriso Liiska Wasiirada)
Ulf Kristersson, ayaa dhawaan loo magacaabay Raisal Wasaaraha cusub kadib markii uu helay codka Barlamaanka waxana maanta oo talaado ah uu soo dhisay Dowladiisa...
Raisal Wasaaraha Cusub ee Sweden oo ka hadlay Xilka uu qabtay
Ra'iisul wasaaraha la doortay Ulf Kristerston ayaa sheegay ka dib markii uu u codeeyay baarlamaanka in uu dareemayo wax cajiib ah, isaga oo raaciyay,...
Magdalena Andersson” Masuuliyada Waxay Saarantahay Ulf Kristersson iyo Jimmie Åkesson
Ra’iisul wasaaraha xilka ka degaysa Magdalena Andersson ayaa ka hadashay doorashada Ulf Kristersson loo doortay ra’iisul wasaaraha xukuumadda cusub, iyadoo tiri, “Baarlamaanka Sweden waxay u doorteen Ulf...
Baarlamaanka oo ansixiyay in Ulf Kristersson uu noqdo Ra’iisul wasaaraha Sweden
Inta badan xubnaha baarlamaanka Sweden ayaa u codeeyay Ulf Kristersson inuu qabto xilka ra'iisul wasaaraha.
Iyadoo taasi jirto, Sweden waxay heshay ra'iisul wasaarihii ugu horreeyay...















