Tuesday, October 6, 2026

Migrationsverket:- Dadka Dalbanaya Lacagta Dib u Laabashada oo Korortay, Suuriyaanka oo Hogaaminaya

0
Hay’adda Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa sheegtay in codsiyada lagu dalbanayo gunnada dib-u-noqoshada ikhtiyaariga ah ay si weyn u kordheen intii lagu jiray 2026, kaddib...

Sharciyo cusub oo socdaalka la xiriira oo dhaqan galay 1-da Oktoobar

0
STOCKHOLM: Laga bilaabo 1-da Oktoobar, waxaa Iswiidhan dhaqan galay sharciyo cusub oo ku saabsan socdaalka, kuwaas oo taabanaya isu keenista qoysaska, qaabilaadda dadka magangelyo-doonka...

Sweden oo Kaalinta Seddexaad ka gashay Heerka Shaqo La’anta Yurub

0
Heerka shaqo la’aanta ee Sweden ayaa bishii Agoosto gaaray 8.7%, taas oo ka dhigtay dalka saddexaad ee ugu sarreeya heerka shaqo la’aanta ee Midowga...

Nin heestay Dhalashada Sweden oo 26 Sano ogaaday inuu heestay Dhalasho Khalad Ah

0
Stockholm, Sweden: Maxamed Xuseen ayaa muddo 26 sano ah aaminsanaa inuu yahay muwaadin Swedish ah. Wuxuu haystay baasaboorka Sweden, lambar shakhsiyeed (personnummer), wuxuuna ka...

Labo Todobaad Kadib Xisbiyada Mucaaradka oo Wali Isku Khilaafsan Dhismaha Dowlada

0
In ka badan laba toddobaad ayaa ka soo wareegay doorashadii baarlamaanka Sweden, balse weli waxaa muuqata in dhismaha xukuumad cusub uu adkaanayo. Xisbiyada mucaaradka ayaa...

Codbixiyeyaasha Sweden oo doorbida heshiis siyaasadeed halkii doorasho la’aadi lahaa

0
Sahamin cusub oo laga sameeyay Iswiidhan ayaa muujisay in codbixiyeyaasha xisbiyada bidixda iyo cagaaran ay doorbidayaan in la gaaro heshiis siyaasadeed oo lagu dhiso...

Baarlamaanka oo mar kale Andreas Norlén u doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka

0
Baarlamaanka Sweden ayaa Isniintii dib u doortay Andreas Norlén oo ka tirsan Xisbiga Moderaterna (Conservatives) inuu mar kale noqdo Guddoomiyaha Baarlamaanka (Riksdag). Norlén ayaa helay...

Socialdemokraterna iyo Vänsterpartiet oo isku khilaafay kulamo la qorsheeyay

0
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa ku eedeeyay xisbiga Vänsterpartiet inuu ka gaabsanayo kulan ay labada xisbi yeeshaan.Socialdemokraterna ayaa sheegay inuu muddo toddobaad ah isku dayayay inuu...

Saddex qof oo ku dhaawacmay toogasho ka dhacday Jönköping

0
Wararka Sweden: Saddex qof ayaa ku dhaawacmay dhacdo toogasho ah oo ka dhacday xaafad la deggan yahay oo ku taalla magaalada Jönköping, Xalay. Booliisku...

Isku daygii masaafurinta ee Aliya iyo Najiib oo la joojiyay

0
Stockholm, Sweden — Isku daygii lagu masaafurinayay si khasab ah laba walaalo ah oo lagu kala magacaabo Aliya iyo Najiib, oo 22 jir ah,...