Home Wararka Maanta Magaalada Uppsala oo lagu xiray afar qof oo lagu qabtay daroogo..

Magaalada Uppsala oo lagu xiray afar qof oo lagu qabtay daroogo..

0

Booliska Magaalada Uppsala ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo iibiya Daroogada sida goor boliska shaaciyeen.

Ragaan ayaana lagu qabtay guri ku yaala Uppsala halkaasi oo u isticmaali jireen goob ay ku qariyaan daroogada la iibiyo.

Booliska ayaa intaasi in saaka laga warhelay gurigaasi lagu iibiyo daroogada iska markana lagu dhaqaaqay arintaasi.

Dalka Sweden ayaa kamid ah dalalka mamnuuca ka ah iibinta daroogada taasi oo mararka qaar keenta in kooxaha gaangiska isku dilaan.

Somaliska stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here