Home Wararka Maanta Akhriso Xisbiyada kasoo horjeeda in dhalaanka kaligii socodka la siiyo Sharciga Sweden..

Akhriso Xisbiyada kasoo horjeeda in dhalaanka kaligii socodka la siiyo Sharciga Sweden..

0

Dowlada Sweden ayaa dooneysa in la dhaqan galiyo sharci cusub oo ku aadan dhalaanka iska dhiiba dalka ee kaligii socodka.

Sharcigan ama fakarkaan ayaa dhigaya in fursad la siiyo caruurta da’dooda hooseeso ee aan wadan waalidkooda isla markana qaarkood diidmada heestaan,

ilaa 9 000 kun oo Caruur kaligood socod ah ayaa laga diiwaan galiyay dalka sweden waxana dowlada ay sanadkii hore soo jeedisay in la siiyo sharciga dalka ama aan dalka laga masaafurinin.

Xisbiyada dalka ayaana arintaasi durba ku kala aragti duwan waxana ogolaaday labo xisbi oo kaliya halka inta kale ay maya dhaheen.

Xisbiyada Sharcigaasi  ogolaaday waxaa kamid ah,

Socialdemokraterna iyo Miljöpartiet

xisbiyada sharcigaasi diiday waxaa kamid ah,

Moderaterna, Liberalerna, Kristdemokraterna iyo Sverigedemokraterna.

ugu danbeyn waxaa la sugayaa in Fakarkaasi ay ka hadlaan wakaalada socdaalka sweden ee Migrationsverket kadibna la horgeeyo barlamaanka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here