Sharuudaha Qaadashada Dhalashada Sweden oo la Adkeynayo Sida Dowlada Ku Dhawaaqday
Ku dhawaaqista bilawga baadhitaan cusub oo ku saabsan shuruudaha jinsiyadda ayaa lagu sheegay shir jaraa'id oo uu wasiirku la qaatay hogaamiyaha xisbiga SD ahna...
Magaalada Borlänge ee Dalka Sweden oo Qof lagu toogtay Xalay
Booliska ayaa baaraya fal dambiyeed halis ah oo la sheegay inuu ka dhacay magaalada Borlänge xilli fiid ah.
Nin ayaa la sheegay in loo qaaday...
Shatiga oo lagala Noqday Shirkado badan oo Dhanka Daryeelka ka Shaqeeya
Warbixin ayaa daaha ka qaaday xadgudubyo waaweyn oo ay geysteen daraasiin shirkado gaar loo leeyahay oo ka howlgala waaxda caafimaadka ee Sweden, taasoo keentay...
Waalidiinta oo loo kordhinayo Maalmaha Fasaxa ee Halka Mar Waalidiinta Qaadan karaan
Xisbiyada Dhisay Dowlada oo garab ka helaya Xisbiga Midig Fog ee Sverigedemokraterna ayaa ku heshiiyay in la kordhiyo Maalmaha laba laamba ee loo yaqaano...
Masaafurin iyo Xabsi lagu riday Labo Dhaliyaro oo Kufsaday Gabar 13 Sano jir ah
Maxkamadda Göteborg ayaa xabsi iyo musaafurin ku xukuntay labo dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay kufsi ay u geysteen gabar 13 jir ah. Dhibbanaha ayaa heli doona in ka...
Kaalmada Dhaqaale oo laga Jarayo Waalidka aanan la Shaqeyn Adeega Bulshada Sida Dowlada Qorsheeneyso
Dowladda Sweden ayaa ka fiirsaneysa in ay tallaabooyin adag ku soo rogto waalidiinta haddii ay diidaan in ay la shaqeeyaan adeegyada bulshada ee kiisaska la xiriira carruurtooda, oo...
Baaritaanka lagu Sameenayo Guryaha la daganyahay iyo Tirakoobka ay Dowlada ku Dhawaaqday oo la...
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday Barnaamijka tirakoobka oo lagu sameenayo Guryaha la daganyahay iyadoo la ogaanayo cida ku nool Guriga.
Dad badan ayaa hadal heyn...
Turkiga oo Fariin Adag u diray Dowlada Sweden oo ku aadan ku biirista NATO
Turkiga ayaa rajaynaya in Sweden, sida Finland, ay sida ugu dhaqsaha badan u gudato waajibaadkeeda si ay iyaguna ugu biiraan NATO, ayuu yiri wasiirka...
Wiil Dhaliyaro ah oo lagu dilay Magaalada Eskilstuna ee Dalka Sweden
Bilayska ayaan wali wax tuhmane ah u hayn toogashadii shalay galab ka dhacday magaalada Eskilstuna halkaas oo wiil dhalinyaro ah oo 18 jir ah...
Sweden oo Ku Dhawaaqday Go’an Saameyn ku Yeelanaya Dadka Somalida iyo Ajaanibta kale
Dowladda Sweden ayaa sheegtay inay sharciyada kala noqonayso qofkii ku laabtay dalkii uu ka soo cararay markii hore, sida Soomaaliya oo kale .
Dowladda Sweden...