Sunday, February 23, 2025

Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo shil ku galay Wadada E4..

0
Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa shil ku galay wadada E4 isagoo ku sii socda Magaalada Upsalla oo khudbad ka jeedin lahaa. sida uu ku...

Sweden Gobolada Koofurta Dalka oo Baraf iyo Qabow laga filayo maalmahan..

0
Gobolada Dalka Sweden gaar ahaan kuwa ku yaalla dhanka koonfurta magaalada ayaa laga filayaa baraf xoogan iyo qabow aan horay loo arag. Ha.ayada Sweden u...

Akhriso Qaabka Cusub ee loo xareenayo Warqada Arbetsförmedlingen ee Xaadirinta Bisha..

0
Xafiiska Shaqada Sweden Arbetsförmedlingen ayaa bilaabay qaab cusub oo loo gudbinayo warqada loo yaqaano (närvaro) taasi oo laga dhigay qaab casri ah oo online...

Norway oo Qiimeneysa bilaabista Sharci kasoo horjeeda Caruurta loo diro Dugsi Quranka..

0
Dowlada Norway ayaa qorsheeneysa in ay bilowday sharci kasoo horjeeda caruurta markaasi loo diro quraanka kuwaasi oo ku sugan Dalka dibadiisa. Qorshaha Dowlada ayaa yimid...

Sweden Kooxda skidskyttestafett ee ciyaarta Barafka oo ku guuleysatay Dahab,,

0
kooxda skidskyttestafett ee ku caanbaxday ciyaarta barafka ee toogashada iyo qori isku dhiibka ayaa ku guleesatay dahab cusub. biladaasi ayaa ka dhigan in wadanka sweden uu...

Xisbiga Liberalerna oo soo bandhigay Qorshahooda ku aadan doorashada sweden ee Sanadkan..

0
Xisbiga Liberalerna oo kamid ah xisbiyada ku tartamaya doorashada ka dhaceysa dalka sweden dhamaadka sanadkan ayaa soo bandhigay qorshahooda ku aadan doorashada hadii la doorto...

Sweden 187,000 kun oo macalimiin ah oo loo baahanyahay ilaa sanadka 2031..

0
Dalka sweden waxaa wali halkeeda ka taagan baahida loo qabo macalimiinta wax kadhiga iskuulada kuwaasi oo hoos usii dhacay. sida laga soo xigtay ururka shaqaalaha...

Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven oo booqanaya Dalka Mareykanka..

0
Sida lagu shaaciyay Baga dowlada Sweden Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa lagu wadaa in uu gaaro Dalka Mareykanka, Stefan Löfven ayaa booqan doona Dalka...

iskuulada Dhexe iyo Hoose ee Magaalada Malmö oo laga mamnuucay cunista Malawaxa-Pannkaka..

0
Magaalada Malmö ee caasimada Sadaxaad ee Dalka Sweden waxaa iskuulada qaar lagu soo rogay amaro cusub oo dhanka cuntada ah, iskuulada dhexe iyo hoose ayaa...

Magaalada Vetlanda ee Dalka Sweden oo lagu dilay Qof Dumar ah..

0
Magaalada Vetlanda ee hoostagta Jönköping waxaa xalay lagu dilay qof dumar ah oo dhalinyaro ah halka lagu dhaawacay qof kale oo dumar ah taasi oo...