Sunday, June 1, 2025

Sweden Tirada dadka u dhintay rabshadaha Awgeed oo korortay Sanadkii 2017..

0
Hay.ada ka hortaga Dambiyada dalka Sweden ee Brå ayaa soo saartay  tirakoobka ay ku sameesay dadka dhintay sanadkii 2017 ee aan kasoo gudubnay. Tirada dadka...

Magaalada Malmö Labo toogasho oo ka dhacday Xaafada..

0
Maalinta isniinta ee shalay waxaa Magaalada Malmö laga maqlay rasaas u muuqata toogasho taasi labo mar laga maqlay Magaalada. Toogashada 1 aad ayaa dhacday abaaro...

Socialdemokraterna Mobileda oo laga Mamnuucayo Schoolada Waxbarashada Qaarkood..

0
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa doonaya in iskuulada Qaarkood ee Dalka Sweden laga Mamnuuco isticmaalka Taleefanada. Wasiirka Dhaqaalaha Magdalena Andersson iyo Wasiirka Tacliinta Sare iyo Waxbarashada Anna Ekström ayaa kasoo horjeeda mamnuucida...

Xisbi balanqaadkiisa ku soo bandhigay Mideynta Qoysaska kala Maqan iyo Qaxootiga..

0
Iyadoo ay dhoor bilood oo kaliya ay ka harsantahay Xiliga Doorashada Dalka Sweden ay dhacayso ayaa waxaa socda Soo bandhigida Xisbiyada Dalka ay ku...

Dowlada Norway oo Mamnuuceysa indho-shareerka lagu dhigto goobaha Waxbarashada..

0
Dowlada Norway ayaa wada shari dhigaya in aan goobaha waxbarashada lagu dhigan karin indho-shareerka. Qorshahan ama Hinsidahan ayaa dowlada go.ankeeda soo saartay waxana la filayaa...

Hay.ada Ceemiska ee försäkringskassan oo Sheegtay in Lacag Qalad ah lagu Bixiyay Caruurta..

0
Hay.ada Ceemiska Sweden ee försäkringskassan ayaa soo bandhigtay lacag loo baxshay qaab qalad ah kadib shir jaraa.id oo maanta qabatay Hay.ada. Ku dhawaad 900 Milyan ayaa...

Akhriso Sharuudaha Hindise Soo jeedinta Dowlada ee Sharciga lagu siinayo Dhalaanka Waxbarta ..

2
Badanaa qorshaha dowlada Sweden ee ku aadan in sharci la siiyo dadka qaxootiga ku ah dalka maahan mid toos loogu dhawaaqo hase yeeshee waa...

Go.anka Barlamaanka Sweden oo lagu Mamnuucayo guurka Caruurnimada..

0
Barlamaanka Sweden ayaa sheegay in marna aan la ogolaandoonin guurka caruurnimada. go.anka barlamaanka uu ka joogo arintaasi ayaana ah in la mamnuuco arintaasi oo walaac...

Wasiirka Cadaalada Norway oo la magaacay kadib iscasilaadii Sylvi Listhaung..

0
iyadoo ay xilka wasiirka cadaalada ay iska casishay Sylvi ayaa isla maanta waxaa la magacaabay Wasiirka Cusub ee Cadaalada. Sida lagu Baahiyay Warbaahinta Per Sandberg...

Sweden oo loo jeediyay Eedeyn ku aadan Qaabka ay ula dhaqantay Caruurta

0
Hay.adaha Qaramada Midoobe u qaabilsan Caruurta ee UNICEF ayaa sheegtay in Dalka sweden uu caruurta ula dhaqmay qaab ka duwan sida caalamiga. Christina Heilborn oo...