Home Wararka Maanta Xisbiga Socialdemokrati oo doonaya in Saro loo qaado Canshuurta Bangiyada laga qaado..

Xisbiga Socialdemokrati oo doonaya in Saro loo qaado Canshuurta Bangiyada laga qaado..

0

xisbiga Socialdemokrati oo ku jira maalmihiisa u danbeesay ee doorashada sweden oo bilaabatay ayaa sheegay in uu doonayo saro u qaadida canshuurta laga qaado bangiyada dalka kuwaasi oo faa.ida badan ka hela lacagta ganacsiga.

ku dhawaad 5 Billion ayaa saro loogu qaadidoonaa lacagta canshuurta ee bandhiyada sida uu sheegay Magdalena Andersson oo ah wasiirka dhaqaalaha sweden.

” kuwa hela lacagta ugu badan ee dalka waa in ay u tabarucaan ama u naxaan bulshada” Magdalena Andersson  ayaa sidaasi tiri.

sida wasiirada sheegtay bangiga Nordea ayaa bixindoona lacagtaasi xataa hadii uu xafiiskiisa u raro dhanka wadanka Finland iyadoo dhamaan bandhiyada sweden ay si isku mid ah looga qaadayo lacagta canshuurta.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here