Raisal Wasaaraha Norwey Elna Solberg oo codsatay in la dhalo Caruur badan..
Raisal wasaarada Norway Haweeneyda lagu magacaabo Elna Solberg ayaa markii ugu horesay dalbatay in Shacabka Norway ay badiyaan dhalmada.
Hadalkaasi ayay ka jeedisay Shirweyne Xisbigeeda...
Dowlada oo soo bandhigtay Tirada Dhalinyarada Heli karta Shaqada Xagaaga ( sommerjobb ) iyo...
Dowlada Sweden ayaa sanad Walbo marka la gaaro Xagaaga waxay Shaqo abuur u sameysaa dhalinyaro badan kuwaasi oo aan heysan Shaqo.
Dhalinyarada Shaqeeneysa ayaa ah...
Siyaasiga Mikael Jansson oo iskaga baxay Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna..
Siyaasiga Mikael Jansson ayaa maanta isaga baxay Xisbiga Sverigedemokraterna ee Cunsuriga sida uu qoray Joornalka Expressen.
Mikael Jansson ayaa soo hogaamiyay Xisbigan Sanadkii 1995 waxana uu...
Sharuudaha Laanta socdaalka ee Migrationsverket oo keentay in la diido Qoysas badan oo Midoobi...
Tan iyo markii Hay.ada Laanta socdaalka Sweden ay dhaqan galisay Sharci adkeenaya in Qaxootiga Dalka jooaan ay la midoobaan Qoysaskooda waxaa saro u kacay...
Duulimaadka Diyaaradaha ee Garoomada Stockholm iyo Bromma oo la hakinayo maanta..
Maanta oo Sabti ah waxaa la sugayaa Amaanka Guud ee Caasimada Stockholm oo la filayo in lagu qabto Xusas ku aadan dhibaatadii dhacday.
Duulimaadyada la...
Hal sano oo kasoo wareegatay weerarkii ka dhacay Bartamaha Sweden..
Mudo hal sano ayaa kasoo wareegatay weerarkii ka dhacay Bartamaha Caasimada Sweden halkaasi oo dad ku dhinteen.
Weerarka ayaa dhacay wadada Drottninggatan halkaasi oo lagu dilay...
Waalid guur ku qasbay gabadhooda oo 13 sano jir ah oo la Maxkamadeeyay..
ugu dabneyn Sweden waxaa Maxkamad la saaray Waalid xoog ugu qasbay gabadhooda in ay guursato.
gabadhan oo 13 sano jir ah ayaa lagu qasbay in...
Kamuunada oo doonaya in la joojiyo Dadka ku dawarsada Wadooyinka..
inkastoo Dalka sweden caadiyan loo ogolyahay dadka dawarsada ama tuuksada hada waxaa socota qorsho kamuunada ku doonayaan in la joojiyo hakinta dadka tuuksada.
ilaa 43...
Xisbiyada Sweden oo doonaya in la Xiro Xafiiska Shaqada ee Arbetsförmedlingen..
Xafiiska Shaqada ee Sweden oo loo yaqaano Arbetsförmedlingen ayaa la kulmaya eedeyn xoogan kaasi oo sanadihii u danbeeyay soo wajahday.
Shacabka Sweden iyo sidoo kale shirkadaha...
Hay.ada iskuulada ee Skolverket oo Cadeysay in Caruurta loo diro cashiro adag oo guryaha...
iyadoo ay jirto dhibaato xoogan oo dhanka cashirada caruurta ee loogu diro guryaha ayaa arintaasi waxaa markii ugu horeesay shaacisay laanta iskuulada sweden qaabilsan...