Thursday, May 16, 2024

Faafaahin Dood ka taagan Qaabilaada Qaxootiga ee Midowga Yurub..

0
Hogaamiyayaasha 16 dal oo kamid ah Midowga Yurub oo Axadii shalay ku kulmay magaalada Brussels ayaa ku heshiin waayey xal u helida Qaabilaada Qaxootiga...

Xisbiga socialdemokraterna oo awood badan ku yeelan kara Barlamaanka Sweden Dhexdiisa..

0
Sweden 30 May - Xisbiyada Sweden ee ku jira Barlmaanka ayaa u shaqeeya Kooxo kala duwan kuwaasi oo leh Gudiyo. Xisbiyada ku kala jira Guruubyada...

Sweden Tirada Dadka Sugeysa Jabaaha Go.ankooda tan iyo 2015 oo la Shaaciyay..

0
Sanadkii 2015 Waxaa iswiidhan soo gaaray ku dhawaad 150,000 kun oo Qaxooti ah kuwaasi oo qaab magangalyo ahaan Isku dhiibay. Dadka ugu badan ayaa ka...

Qaranka Sweden oo u soo gudbay Wareega Xiga ee Koobka Aduunka..

0
Ciyaarahan oo ka tirsanaa guruub F kuwaas oo wada qabsoomay hal saacad ayaa waxaa kasoo baxay natiijooyin aan ahaynn kuwii lasii saadaalinayay. Ciyaartii u dhaxaysay...

Baahida loo qabo Shaqaalaha Dadka waayeelka oo sii kordheysa Sanadaha soo socda..

0
Somaliska 26 may - Sweden waxaa sii kordheysa tirada Dadka noqonaya Waayeelka kuwaasi oo gaaray da.da hoolgabka. Dowlada Sweden ayaa sheegtay in ay sii kordheyso...

Faafaahin Magaalada Mälmo oo Lix Qof lagu toogtay..

0
Wararka laga helayo Magaalada Malmo ayaa sheegaya in Habeenimadii Isniinta Halkaasi lagu toogtay Lix Ruux. Lixda Ruux ee la toogtay ayaa ku sugnaa goob Cafe...

Qishka Lagu Sameeyo Imtixaanka Teoriga Gaariga oo leesku Ciqaabayo..

0
Somaliska 21 May - gudaha Sweden dad badan ayaa qisha imtixaanka loo maro helista Sharciga lagu wado gaariga. Qishka ayaa si gooni ah waxaa loogu...

Akhriso Shan Sharuud ee lagaaga baahanyahay si aad u xareyso Codsiga Sharciga la siinayo...

7
Somaliska Stockholm - Barlamaanka Dalka Sweden ayaa dhawaan u codeeyay sharci cusub kaasi oo loogu tala galay in sharciga lagu siinayo dhalaan badan oo...

Maamulka Somaliska oo idil leh Ciid Wanaagsan Ciidul Fidriga Guud ahan Muslimiinta..

0
guud ahaan shaqaalaha Somaliska ayaa waxay idin leeyihiin Ciidan Wanaagsan Sanadkan guud ahaan muslimiinta oo idil. Sidoo kale Maamulka iyo Shaqaalaha Somaliska ayaa farxaada ciida...

Akhriso Waqtiga la Xareesanayo Codsiyada lagu helayo Sharciga Deganaanshaha Sweden ee dhalinyarada waxbarata..

0
Sweden 14 May= Xili dowlada Sweden gaar ahaan barlmaaanka uu ansixiyay sharci cusub oo shariyada deganaanshaha lagu siinayo dhalinyarada kaligood socodka ayaa arintaasi waxaa...