Monday, April 29, 2024

Sweden Wiil dhalin yaro ah oo lagu dilay Caasimada Sadaxaad ee Mälmo..

0
Wiil dhalin yaro ah ayaa lagu dilay Caasimada Sadaxaad ee Wadanka Sweden kaasi oo u dhintay toogasho loo geestay. Weerarka ayaa ka dhacay Nawaaxiga Rosengård halkaasi...

Midowga Yurub oo Joojinaya Qaxootiga Ka Imaanaya Qaarada Africa ee soomara Bada Liibiya.

0
Midowga Yurub oo Joojinaya Qaxootiga Ka Imaanaya Qaarada Africa ee soomara Bada. Kulan u dhaxeeya Wasiirada Midowga Yurub oo ka dhacay Wadanka Austria Isbuucii hore...

Dowlada Sweden oo dooneysa in ay Mamnuucdo Kooxaha Cunsuriyiita ee Dalka ka jira..

0
Dowlada Sweden ayaa dooneysa in ay joojiso kooxaha Cunsuriyiinta ee dalka ka jira sida kooxda NMR ee Naziyinta. Go.anka Dowlada ayaa yimid kadib markii Kooxda...

Laanta Socdaalka Sweden oo Shaacisay Tirada Dadka helay Pasaborka Muwaadinimo iyo Wadanka ugu badan..

0
Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ayaa shaacisay Tirada Qaxootiga kuwaasi oo helay Basaborka weyn ee Muwaadinimada iyo wadamada ugu horeeya. Laanta Socdaalka ee Migrationsverket ayaa sheegtay...

Jimmie Åkesson Dhibaatada Sweden waa Qaxootiga Dalka Imaanaya iyo Lacagta lagu bixiyo..

0
Hogaamiyaha Xisbiga sverigedemokraterna oo ka hadlay Almedalen isagoo Hadalkiisa kaga hadlay xaalada Sweden iyo in ay sii xumaatay. Jimmie Åkesson ayaa khudbadiisa kaga xaalada Qaxootiga Sweden iyo...

Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo ka Hadlay Kooxaha Naziyinta iyo Dimuquradiyada..

0
Raisal Wasaaraha Dalka Sweden ahna Hogaamiyaha Xisbiga socialdemokraterna ayaa ka hadlay dhoor arimood kadib qubad uu ka jeediyay Gudaha Magaalada Almedalen isagoo kaga hadlay dhoor arimood. Stefan...

Labo Qof oo lagu dilay Magaalada Örebro..

0
Wararka laga helayo Magaalada Örebro ayaa sheegaya in Halkaasi lagu dilay Labo Qof. Weerarka oo ahaa mid toogasho ah ayaa loo geestay 3 Qof waxaana...

Qaranka Sweden oo guul ka gaaray Wadanka Switzerland Koobka Aduunka..

0
ciyaartan oo kamid ahayd kulamadii ugu adkaa ee laga ciyaaro koobka adduunka wareeggiisa 16-ka ayaa kusoo gabagaboowday waqtigii loogu talagalay guul ay gaareen xidigaha...

Doorashada Sweden iyo khatarta qaxootiga ku soo fool leh Doorashada kadib..

0
Dalka Sweden waxa bisha Semtember haddii ilaahay yidhaa ka dhici doonta doorasho. Haddaba waxan jeclahay in aan ummadda soomaaliyeed ee deggen Sweden uga waramo...

Faafaahin Dood ka taagan Qaabilaada Qaxootiga ee Midowga Yurub..

0
Hogaamiyayaasha 16 dal oo kamid ah Midowga Yurub oo Axadii shalay ku kulmay magaalada Brussels ayaa ku heshiin waayey xal u helida Qaabilaada Qaxootiga...