Home Wararka Maanta Afayeenka Barlamaanka Sweden oo isniinta Shaacinaya tilaabada kale ee loo qaadayo Dhismaha...

Afayeenka Barlamaanka Sweden oo isniinta Shaacinaya tilaabada kale ee loo qaadayo Dhismaha Dowlada.

0

Sida ay sheegayaan Wararka laga helay Barlamaanka Dalka Sweden Afayeenka Barlamaanka ayaa lagu wadaa in uu shir jaraa.id qabto maalinta isniinta.

Shirka oo dhacaya Maalinta isniinta baaro 9:30 am ee Subaxnimo ayaa imaanaya kadib markii kulamo la qaatay xisbiyada dalka ka dhisan.

Andreas Norlén ayaa shirkiisa jaraa.id waxa ku shaacindoonaa tilaabo cusub oo loo qaadayo dhismaha dowlada cusub madama isku daygii hore lagu kashifmay.

Sweden ayaana wali heysan tan iyo doorashadii dhacday bishii semtemper 9-keeda xiligaasi oo codadka la dhiibtay ay isku mid noqdeen taasi oo keentay in ay dheeraato ku dhawaaqista raisal wasaaraha Sweden

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here