Monday, October 13, 2025

Akhriso Sharci Cusub oo dhanka internetka oo Yurub ka dhaqan galaya hadii..

0
barlamaanka yurub ayaa wada qorsho wadamada yurub looga dhaqan galiyo sharci cusub kaasi oo adkeenaya in wararka siyaasada lagu baahiyo dhanka internetka iyagoo lacag...

Magaalada Upsala oo heshay abaal marinta Degaanka ugu wanaagsan ee Caalamka..

0
ku dhawaad 132 wadan ayaa ka qeyb galay abaal marinta degmada ugu wanaagsan dhanka deegaanka ee caalamka waxana qaaday Degmada Upsala ee Wadanka Sweden. Sababaha...

Stefan Löfven oo ka jawaabay Casuumaada uga timid xisbiyada isbaheestay ee Aliance.

0
Sida saaka lagu qoray joornaalka Dagen nyheter xisbiyada isbaheestay ayaa ugu baaqay Stefan löfvan casuumaad ku aadan dhismaha Dowlad wadajir ah. Stefan löfvan ayaa shir...

Xisbiyada isbaheestay ee Allianse oo wada hadal ugu baaqay Xisbiga Socialdemokraterna..

0
aroornimadii saaka xisbiyada isbaheestay ayaa casuumaad u diray xisbiga socialdemokraterna taasi oo ku aadan sidii loo dhici lahaa dowlada dhameestiran oo wadajira ah. casuumaada ayaa...

Wararkii ugu danbeeyay ku dhawaaqista Natiijada doorashada Sweden.

0
maanta oo arboco ah ayaa lagu wadaa ku dhawaaqista doorashada sweden oo la sugayo tirinta codadka dibada iyo kuwa ku codeeyay postooyinka. ku dhawaaqista natiijada...

Maxay tahay Cabsida Somalida ka qabaan Doorashada Sweden ee lagu dhawaaqayo..

0
Somalida ku sugan Dalka sweden oo lagu qayaaso dadka labaad ee ugu badan dalka marka laga soo tago dadka dalka u dhashay ayaa dhanka...

Xisbiyada isbaheestay ee Alliansen oo ku horeeya Gobolada qaarkood halka rödgröna uu hoos u...

0
wali waxaa harsan tirinta codadka qaarkood waxana gobolada qaar ku soo baxay xisbiyada isbaheestay ee Alliansen kuwaasi oo awooda kala wareegay kuwa Rödgröna. Gobolada ay...

Maxaa ku soo kordhay Doorashada Sweden oo lagu dhawaaqayo maalinta.

0
waxaa socota tirinta codadka doorashada sweden oo badankeeda lasoo afjaray waxana hada haray codadka dadka ku sugan dalka dibadiisa oo la filayo in maalinta...

Hogaamiyaha Xisbiga sverigedemokraterna Jimmie Åkesson oo Wada Hadal ku casuumay Xisbiyada M iyo KD..

0
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson ayaa ku wargaliyay Hogaamiyaasha Labda Xisbi ee Moderaterna iyo Kristdemokraterna taasi oo ku aadan dhismaha Dowlad wada jir ah. Jimmie...

Tiro kooban oo u dhaxeysa Codadka Labada Garab ee Xisbiyada isbaheestay iyo kuwa kale..

0
marka laga soo tago xisbi walbo iyo tirada uu heesto waxaa dhanka kale aad iskugu dhow tirada codadka ay heestaan xisbiyada isbaheestay iyo kuwa...