Home Wararka Maanta Doorashada Sweden oo Markale lagu celin karo Hadii Xisbiyada aysan ku Heshiin...

Doorashada Sweden oo Markale lagu celin karo Hadii Xisbiyada aysan ku Heshiin Dhismaha Dowlada.

0

Xisbiyada labada dhinac ee isbaheestay ayaana wali ku heshiinin dhismaha Dowlad wadajir ah waxana dhinac walbo ay doonayaan in dhankoodo dowlad soo dhisaan.

Si Garab walbo uu dowlad u soo dhiso waxuu u baahan yahay garabka kale sababtoo ah kuma filna Dhismah Dowlad hal dhinac ah.

Xisbiga S ayaa shaaciyay in uu diyaar u yahay. dhismaha Dowlad ay ku jiraan dhamaan Xisbiyada oo dhan lakin kuwa. Alliancen ayana diyaar u aheyn arintaasi.

isfahan la. anta labada dhinac hadii uu gaaro waqtiga Doorashada waxaa dhinac karta in lagu celiyo doorashada si loo kala baxo.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here