Sweden oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga ay sanadkan kasoo qaadatay Qaxootiga Caalamka.
Dalka Sweden ayaa shaaciyay Tirada Qaxootiga ay soo qaateen Sanadkan 2018 ee dhamaanaya.
Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa websitekeeda ku qortay in Sanadkan...
Hogaamiyaha Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson oo ku fashilmay dhismaha Dowlad Alliancen ah.
Mudo labo isbuuc ah ayuu qabsaday Hogaamiyaha Xisbiga Moderaterna si uu u soo dhiso dowlad cusub oo hogaaminayaan garabka Alliancen.
isku dayga xisbiga ayaa u...
Faafaahin Qof Tooray lagu Dilay Xaafada Rosengård ee Caasimada Malmö.
Weerar loo adeegsaday Mindi ama Toorey ayaa ka dhacay Xaafada Rosengård ee ku taalla caasimada Sadaxaad ee Wadanka sweden ee Malmö.
Weerarka ayaa ka dhacay...
Ulf Kristersson oo Maanta la kulmaya Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén.
Hogaamiyaha Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa maanta la kulmaya Afayeenka Barlamaanka Sweden kulankaasi oo dhacaya galabta.
Ulf Kristersson ayaa heesta mudo labo isbuuc ah waxana hada...
Dhul Gariir ka dhacay Galbeedka Dalka Sweden Maanta oo isniin ah.
Saaka aroortii hore ayaa mar qura waxaa dhul gariir ka dhacay Galbeedka Dalka Sweden gaar ahaan galbeedka Skövde.
Warbaahinta gudaha ee Gobolkaasi oo ka waramay...
Uppsala Iskuul Waxbarasho oo lagu gubay Halkaasi habeenki xalay.
Xalay saqdii dhexe ayaa iskuul waxbarsho waxaa lagu gubay Magaalada Uppsala gaar ahaan nawaaxiga Gottsunda.
kooxaha dab damiska oo gaaray goobta ayaa isku dayay in...
Stockholm Iskuulada Waxbarashada qaar oo soo kordhiyay Darbiyada aan laga gudbi karin.
Dalka sweden waa iska caadi rabashadaha ka dhaca goobaha iskuulada iskuulada qaar ayaa hada bilaabay qorsho ay kaga hortagayaan rabashada dhaca.
Baaritaan uu sameeyay Talafashinka...
Maxaa ku soo kordhay Dhismaha Dowlada Cusub ee Sweden iyo Khilaafka Xisbiyada.
Mudo isbuuc iyo dhoor maalin ayaa ka hartay waqtiga uu qabtay Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka oo sheegay in uu soo dhisayo dowlada u badan Garabka...
Kamuunka Falu oo raadinaya Dad caawiya Qaxootiga ku Cusub Degmada.
Sida laga Soo xigtay Kamuunka Falu oo ka tirsan Kamuunada Sweden ayaa raadinaya dadka Haga ama Caawiya Qaxootiga ku Cusub Wadanka.
Ururada Bulshada ee Kamuunka ayaa...
Denis Mukwege iyo Nadia Murad oo ku guuleestay abaalmarinta Nopel Peace Priz.
Guddiga Abaalmarinta Nobelka (Nopel Peace Prize) ayaa maanta magaalada Oslo ee dalka Norwa uga dhawaaqey in dhahtarka la yiraahdo Denis Mukwege iyo gabadha la...
















