Försäkringskassan Dadka Lixaadka laheen oo Shaqo iyo Mushaar loo bilaabayo dhawaan.
Dad badan oo ku sugan Dalka kuwaasi oo aan heysan lixaadka ( unktionsnedsättningar ) ama qaba curada kala duwan ayaa ku adkaata helista Shaqooyinka...
Maxaa ku soo kordhay Afayeenka Barlamaanka Sweden oo la kulmaya Hogaamiyaasha Xisbiyada.
Waxaa maanta bilaabatay kulanka afayeenka Barlamaanka Sweden uu la qaadnaayo hogaamiyaasha Xisbiyada Dalka oo aan wali ku heshiin cida hogaamineysa Dalka.
Kulanka ugu horeeya ayuu...
Peter Madsen oo ka danbeeyay Dilka Wariye Swedish ah oo lagu xukumay Xabsi daa.in.
Peter Madsen oo kasoo jeeda Dalka Denmark isla markana lagu eedeeyay dilka wariye kasoo jeedda Dalka Sweden ayaa markale lagu xukumay 'xabsi noloshiisa.
peter ayaa...
Hogaamiyaha Xisbiga Kristdemokraterna Ebba Bush oo sheegtay in loo baahanyahay Taageerada Xisbiga SD.
Qaar kamid ah Xisbiyada Garabka Midig ayaa la fajacay hadal kasoo yeeray Hogaamiyaha Xisbiga KD Ebba Bush kaasi oo sheegaya in taageero laga helo Xisbiga...
Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén oo la kulmaya Xubnaha Matalaya Xibiyada.
Afayeenka Barlamaanka Sweden ee dhawaan la doortay ayaa bilaabaya sidii Xisbiyada Dalka uu kala hadli lahaa cida mataleysa Hogaanka dalka kadib markii xilkaasi laga...
Doorashada Sweden oo Markale lagu celin karo Hadii Xisbiyada aysan ku Heshiin Dhismaha Dowlada.
Xisbiyada labada dhinac ee isbaheestay ayaana wali ku heshiinin dhismaha Dowlad wadajir ah waxana dhinac walbo ay doonayaan in dhankoodo dowlad soo dhisaan.
Si Garab...
Jimmie Åkesson oo Sheegay in Xisbiyada Alliancen aysan Heynin badalka dhismaha Dowlad Cusub.
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson oo looga baxay doorashada Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Sweden ayaa ka hadlay Dhismaha Dowlada Cusub.
Jimmie Åkesson ayaa sheegay in uusan...
Stefan Löfven oo ka hadlay Kalsoonida Barlamaanka ee uu waayay iyo Dhismaha dowalda Cusub.
Raisal wasaaraha Dowlada Sweden Stefan Löfven ayaa codka kalsoonida Barlamaanka ka waayay Xubnaha Barlamaanka taasi oo horay loo saadaaliyay.
Stefan Löfven ayaa kulanka Barlamaanka kadib qabtay...
Barlamaanka Sweden oo Codka Kalsoonida kala laabtay Raisal Wasaare Stefan Löfen.
siyaasada Sweden ayaa noqoneysa mid gaartay halkii ugu sareysay waxaana Barlamaanka uu galay Shaqadiisa Dhabta aheyd.
Raisal Wasaaraha Sweden ee waqtigiisa sii dhamaanayo ayaa maanta...
Hay.ada Kronofogden oo ka hadashey Caruurta iyo Qoysaska laga saaro Guryahooda.
Hay.ada Kronofogden ee dhanka deemaha ayaa sheegtay in dadka aan bixin kirada guryahooda ay keento in si qasab ah looga saaro xiligaasi.
Kronofogden ayaa intaasi ku...