Friday, April 19, 2024

Xisbiga Socialdemokraterna oo balan qaaday isbuuc Fasax dheeraad ah oo waalidka la siinayo”

0
iyadoo doorashada sweden ka harsantahay maalmo qura xiliga ay soo dhamaaneyso waxaa balamo cusub soo bandhigay xisbiga Socialdemokraterna oo sheegay in waalidka la siinayo maalmo...

Xisbiga Sverigedemokraterna oo ku dhawaaqay joojinta Qaxootiga ka imaanaya Dalalka kale..

2
Xisbiga Sverigedemokraterna ee ku caanbaxay dhanka cunsuruga ayaa ku dhawaaqay go.an adag kaasi oo saameyn ku yeelanaya dhanka qaxootiga dalka imaanaya. Sharciga ama go.anka ayaa quseeya...

Tensta xalay oo Dab la qabadsiiyay labo Xafiisyo oo dowlada leedahay

0
habeenkii xalay waxaa dab la qabadsiiyay labo xafiisyo kuwaasi oo dab la dhexdhigay sida uu sheegay booliska. abaaro 02.35 ee xalay saqdii dhexe ayaa taahir la...

Wiil dhalinyaro ah oo lagu toogtay caasimada labaad Gotenborg ee Dalka Sweden

1
sida warbaahinta shaacisay wiil dhaliyaro ah ayaa lagu toogtay caasimada labaad ee dalka sweden Gotenborg sida uu ku waramayo joornalka Aftonpladet. Toogashada ayaa ka dhacday...

Dowlada oo soo bandhigtay Sharci Cusub oo lagu Mamnuucayo Guurka Caruurta Dalka Ku Cusub...

0
Dowlada Sweden ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeed ku aadan guurka dhalaanka sweden soo gaaray kuwaasi oo qaabab kala duwan ku soo gaara. Sharciga ayaa dhigaya...

Sverigedemokraterna oo doonaya in la joojiyo dadka heesta labada Basaboor..

0
Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna ayaa soo jeediyay in la joojiyo dadka heesta labada dhalasho ama baasaboor ee ku sugan dalka sweden. hadalka Xisbiga ayaana dood adag...

Socialdemokraterna Milatariga oo helaya lacag dheeraad ah..

0
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa sheegay in uu doonayo lacag dheeraad ah oo la siiyo ciidanka Difaaca Sweden sida uu sheegay Wasiirka difaaca Peter Hultqvist. Waxa uu sheegay in...

Xisbiga Moderatka oo Cambaareeyay Qorshaha Canshuurta ee Xisbiga socialdemokraterna..

0
Xisbiga socialdemokraterna ayaa sheegay in uu saro u qaadayo canshuurta laga qaado bangiyada dalka iyo sidoo kale ganacsiga kale ee laga faa.ido lacagta xad dhaafka...

Doorashada Sweden saameyn maku yeelan kartaa Sharciyada Qaxootiga ee hore..

0
Sweden tan iyo Sanadkii 2015 waxaa ka hirgalay sharciyo cusub kuwaasi oo qorshaha ahaa adkeynta qaxootiga tirada badan ee dalka iska dhiibay. Mudo dheer sano...

Xisbiga Socialdemokrati oo doonaya in Saro loo qaado Canshuurta Bangiyada laga qaado..

0
xisbiga Socialdemokrati oo ku jira maalmihiisa u danbeesay ee doorashada sweden oo bilaabatay ayaa sheegay in uu doonayo saro u qaadida canshuurta laga qaado bangiyada...