Thursday, April 25, 2024

Dadka ku sugan Lidköping waa in ay iska karkariyaan biyaha ay isticmaalayaan..

0
dadka ku sugan Magaalada  Lidköping waa in ay iska kar kariyaan biyaha ay isticmaalayan sida uu shaaciyay maamulka deegaanka. karinta biyaha ayaa timid kadib markii lagu...

Sidee ayaa ku codeen karaa Doorashada Sweden ee bilaabatay..

0
Sida horay loo shaaciyay doorashada Sweden ayaa bilaabaneysa 9 semtemper hase yeeshee shalay ayaa si toos ah loo sii bilaabay doorashada. Hadii aad dooneyso in...

Sweden oo diiday Qaabilaada Qaxooti Saaran Markab ku xayiran Dalka Taliyaaniga..

0
Dowlada Sweden ayaa ka hadashay markab ku xayiran dalka taliyaaniga kaasi oo sida ku dhawaad 170 ruux oo qaxooti ah. Dadkaasi oo laga soo badbaadiyay...

Gawaari badan oo lagu gubay magaalada Uppsala ee Dalka Sweden..

0
dhoor gawaari ayaa dab la qabadsiiyay kuwaasi oo yaalay goob gawaarida la dhigto habeenkii xalay. ku dhawaad 7 gawaari ayaa lagu shiday dab booliska ayaana...

Digniin Kooxda Naziyinta oo Banaanbax dhigaya Maalinta Sabtida..

0
Sida lagu wado kooxda naaziyiinta ee lagu magacaabo NMR ayaa dhigaya banaanbax maalinta sabtida ee nagu soo wajahan. Kooxda ayaa la siiyay ogolaansho muujinaya in ay...

War Cusub oo ku soo kordhay Taliyaaniga oo diiday Qaxootiga Africa..

0
kadib doorashadii ka dhacday dalka taliyaaniga waxaa isbadalay hanaanka qaabilaada qaxootiga dalkaasi sida soo dhaweynta qaxootiga dalkaasi ku gaara doonida iyo kuwa lasoo badbaadiyo. dadkii...

Sharci Cusub oo isku Raaceen Xisbiyada isbaheystay ee Sweden..

0
Xisbiyada isbaheystay ee Dalka sweden ayaa isku raacay dhoor sharci kuwaasi oo ku aadan dhanka caruurta ajaanibta ah. Xisbiyada ayaa doonaya in dhaman caruurta Qaxootiga...

Wiil 17 sano jir ah oo xalay lagu Dilay toorey Magaalada Uppsala..

0
xalay fiidkii waxaa magaalada Uppsala lagu dilay wiil dhalinyaro ah kaasi oo u dhintay dhaawac soo gaaray. Wiilkaasi oo 17 sano jir ah ayaa lagu...

Xisbiga Moderaterka oo yareenaya Canshuurta laga qaado qofka Shaqeeya..

0
Xisbiga Moderaterka ayaa ka hadlay canshuurka leeska qaado dalka sweden taasi oo ah waxyaabaha dadka ugu badan dalka sweden ay ka cabanayaan. ilaa sadax arin...

Xalay oo gawaari kale lagu gubay Caasimada labaad ee Göthenburg

0
Xili dhoor habeen kahor gawaari lagu gubay xaafado ka tirsan Gothenburg ayaa dhanka kale waxaa isla xalay la gubay kuwa kalle. Ilaa 2 gaari ayaa...