Monday, October 13, 2025

Uppsala Iskuul Waxbarasho oo lagu gubay Halkaasi habeenki xalay.

0
Xalay saqdii dhexe ayaa iskuul waxbarsho waxaa lagu gubay Magaalada Uppsala gaar ahaan nawaaxiga Gottsunda. kooxaha dab damiska oo gaaray goobta ayaa isku dayay in...

Stockholm Iskuulada Waxbarashada qaar oo soo kordhiyay Darbiyada aan laga gudbi karin.

0
Dalka sweden waa iska caadi rabashadaha ka dhaca goobaha iskuulada iskuulada qaar ayaa hada bilaabay qorsho ay kaga hortagayaan rabashada dhaca. Baaritaan uu sameeyay Talafashinka...

Maxaa ku soo kordhay Dhismaha Dowlada Cusub ee Sweden iyo Khilaafka Xisbiyada.

0
Mudo isbuuc iyo dhoor maalin ayaa ka hartay waqtiga uu qabtay Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka oo sheegay in uu soo dhisayo dowlada u badan Garabka...

Kamuunka Falu oo raadinaya Dad caawiya Qaxootiga ku Cusub Degmada.

0
Sida laga Soo xigtay Kamuunka Falu oo ka tirsan Kamuunada Sweden ayaa raadinaya dadka Haga ama Caawiya Qaxootiga ku Cusub Wadanka. Ururada Bulshada ee Kamuunka ayaa...

Denis Mukwege iyo Nadia Murad oo ku guuleestay abaalmarinta Nopel Peace Priz.

0
Guddiga Abaalmarinta Nobelka (Nopel Peace Prize) ayaa maanta magaalada Oslo ee dalka Norwa uga dhawaaqey in dhahtarka la yiraahdo Denis Mukwege iyo gabadha la...

Dadka Waayeelka ugu badan oo Qaba Xanuunka Maskaxda ku dhaca.

0
Dadka ku sugan Dalka Sweden ee da.dooda gaareysa 65 sano jirka ayaa qaba cudurka maskaxda iyadoo laga daweeyo cudurada maskaxda oo kaliya. Warbixin ay sameesay myndigheten...

Stefan Löfven iyo Hogaamiyaha Moderateka Ulf Kristersson oo yeeshay Kulan gaar ah.

0
Tan iyo doorashada Sweden oo dhoor isbuuc laga joogo waxaa markii ugu horeesay kulmay labada hogaamiye ee kala ah Socialdemokratarna iyo moderateka. kulanka kadib labada...

Transportstyrelsen 30 Kronor oo isku badaleysa 530 kronor hadii aad maalmo dib u dhacdo.

0
Hay.ada Gaadiidka Sweden ee Transportstyrelsen  ayaa ka hadashey bixinta lacagta Kaamirada Wadooyinka kuwaasi oo dadka qaarkood aanan bixin waqtigii loogu tala galay. Transportstyrelsen ayaa sheegtay in...

Xisbiga Sverigedemokraterna oo awood dheeraad ah ka helay Magaalada Hörby.

0
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa noqday xisbiga ugu weyn ee kamuunta Hörby waana markii ugu horeesay taariikhda. Xisbiga ayaa helay boqolkiiba 53 codadkii laga dhiibtay kamuunka waxana uu...

Xisbiga Moderateka oo heesta Labo Isbuuc si uu u soo dhiso Dowlad Cusub.

0
hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson ayaa heesta Mudo labo Isbuuc ah si uu u soo dhiso Dowlad Cusub. Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén ayaa go. an saday...