Home Wararka Finland Finland iyo Sweden oo isku Saacad noqondoona Hadii Barlamaanka Yurub uu ansixiyo.

Finland iyo Sweden oo isku Saacad noqondoona Hadii Barlamaanka Yurub uu ansixiyo.

0

Wadamada Finland iyo Sweden ayaa kala badalan waqtiga Saacada ee Zone lakin waxaa dhici karta in isku waqti noqdaan hadii Barlamaanka Yurub uu ansixiyo arintaasi.

Labada Dalk ayaa Waqtiga ku kala badalan Tusaale Ahaan Marka Sweden u tahay 08:00 am Subaxnimo Finland waxay u tahay 09:00 am oo Subaxnimo.

Guud ahaan Wadamada Caalamka ayaa doorandoono Waqtigooda sanadka Wadanka Finland ayaa doorandoona Xiligan Vinterna ama Jiilaanka halka Sweden ay doorandoonto Xiliga Xagaaga ama Sumerka.

Taasi ayaana ka dhigidoono in labada wadan ay isku mid ka noqdaan Waqtigooda caadiga halka maanta ay saacad kala horeeyaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here