Booliska Sweden oo ka hadlay 14 Sano jir lagu layahay Nyköping
Dacwad oogayaasha Sweden ayaa ka shakiyay in wiil 14 jir ah oo muddo labo todobaad ah laga waayay magaalada Nyköping la dilay. Kiisku waxa...
Kooxda Al-Qaeda oo Hanjabaad u soo dirtay Dalalka Sweden iyo Denmark
Ururka argagixisada ah ee Al-Qaacida ayaa soo saaray hanjabaado cusub oo argagixisanimo oo ka dhan ah dalalka Sweden iyo Denmark, iyadoo la eegayo dhacdooyinkii...
Tirada Qaxootiga iska dhiiba Caasimada Stockholm oo hoos u dhacday
Tirokoob cusub ayaa muujinaya hoos u dhac weyn oo ku yimid tirada qaxootiga soo gaaray gobolka Stockholm shanti sano ee lasoo dhaafay.
Sida ay sheegtay...
Sweden oo sheegtay in Xaalada Amaan ay tahay mid Qatar ah
Wasiirka caddaaladda ee dalka Sweden Gunnar Stromer ayaa maanta sheegay in xaaladda ammaan ee dalkiisa ay noqotay mid ka khatar badan sidii hore, taas...
Dowlada Britain oo digniin kasoo saartay Weeraro Argigixiso oo ka dhaca Sweden
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Britain ayaa uga digtay muwaadiniinteeda suurtagalnimada weeraro argagixiso oo ka dhaca Sweden.
Boggeeda internetka, oo u heellan la-talinta socdaalka ee muwaadiniinteeda, waxay wax...
Daadad Cusub oo ka da’ay Qeybo kamid ah Dalka Sweden
Roobab mahiigaan ah ayaa mar kale sababay in daadad ay ku soo rogmadaan meelo badan oo ka tirsan gobolka Örebro ee dalka Sweden. Danmark dhankeeda,...
Dilka Wiil Somali ah loogu geestay Sweden oo Warar kala duwan kasoo baxayo
Mudo laga joogo labo todobaad waxaa dalka Sweden gaar ahaan Nynäshamn ka dhacay Dil ay ka naxeen Dadka Somalida ee ku nool Dalka Sweden...
Bixinta Sharciga Deganaanshaha Rasmiga ee Sweden oo meesha laga saarayo
Dowlada Sweden iyo Xisbiga SD ayaa ku tala jira in meesha laga saaro bixinta Sharciga Deganaanshaha ee Dalka iyadoo taasi badalkeeda qof walbo la...
Sweden oo Tarxiileysa Qoys Sagaal Sano ku noolaa Dalka
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa go'an ku gaartay in dalka laga tarxiilo Hooyo Naela iyo Afar Caruur ah oo ay dhashay kuwaasi oo dalka...
Dowlada Denmark oo ku dhawaaqday Adkeynta Xuduudaha ay la wadaagto Sweden
Booliska Denmark ayaa maanta ku dhawaaqay inay kordhiyeen go’aanka ay ku adkaynayaan ilaalinta xuduudka Sweden, ilaa 17ka Agoosto.
Waxayna booliisku dhowr toddobaad ka hor go’aansadeen in la xoojiyo kontoroolka...














