Qof dhintay oo meydkiisa laga helay Wabiga Magaalada Örebro.
Qof dhintay ayaa laga soo qaaday wabiga Svartån ee Magaalada Örebro, sida uu qoray wargayska Nerikes Allehanda. Booliska ayaa ku waramaya in la tuhunsan...
Stefan Löfven oo sheegay in uu diyaar u yahay tanaasul badan oo dowlada ah.
Stefan Löfven ayaa sheegay in isaga iyo xisbiga Centerpartiet shantii maalmood ee ugu danbeeyey habeen iyo maalin ku howlanaayeen sidii loo heli lahaa wada...
War Hada Ah Annie Lööf oo Maya Tiri Codeenta Dowlada Stefan Löfven soo dhisayo.
Dhowr maalmood ayaa Xisbiga Dhexe wuxuu isku dayey inuu la heshiiyo xisbiga Sooshal dimuqraadiga. Laakiin ma shaqeynin arintaasi. Waxa sidaasi sheegtay Annie Lööf, hogaamiyaha...
Västerås Haweeney 95 Sano jir oo diiday goobta Xaanada Dadka Waaweyn iyadoo Sabab uga...
Haweeney 95 sano jir ah ayaa dalbatay guri ay ku noolaato madama ay ku jirto xiligeeda shaqo gabka ah lakin waxay diiday goobaha lagu...
Labo Qarax oo ka dhacday Magaalada Malmö Wiil 18 Sano jir ah oo ku...
Wiil 18 Sano jir ah ayaa la dhigay isbitaal isagoo qaba dhaawacyo kadib markii labo qarax ay ka dhaceen magaalada Malmö. waxana looga shakinsanyahay...
Magaalada Borlänge Meydka Haweeney looga shakiyay in la dilay oo laga helay beerta gurigeeda.
Haweeney 70-jir ah ayaa laga helay magaalada Borlänge. Booliska ayaa bilaabay baadhitaan hordhac ah oo dilka ku saabsan.
"Ma dhihi karno waa dhimasho dabiici ah. Tani waa...
Wadamada Yurub oo diiday Maraakiibta Badbaadiya Qaxootiga Liibiya kasoo tahriiba.
Hay'adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee magaceeda loo soo gaabiyo MSF ayaa lagu qasbay in ay soo afjarto qorshihii ay ku badbaadin jirtay dadka...
Xisbiga Sverigedemokraterna ee Sweden oo sheegay in uu taageerayo Miisaaniyada M iyo KD.
Wixii ka dambeeyay doorashadii dalka ka dhacday oo aan saddex bilood dabadood la isku af garan in dawlad la soo dhiso, ayay khasbanaatay inay...
Gudiga Bulshada ee Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Sharci Cusub oo bilaabanaya Sanadka Cusub.
Gudiga Bulshada ee ku jira Barlamaanka Dalka Sweden ayaa taageeray Sharci cusub oo bilaabanaya Sanadka cusub ee nagu soo wajahan.
Sharciga cusub ayaa dhigaya in...
Kamuunka Kungsbacka oo joojiyay Sharci lagu mamnuucayo dadka tuugsada.
Siyaasiyiinta degmada Kungsbacka ayaa doonaya sharciyo cusub oo loogu talagalay dadka tuugsada. Waxay go'aansadeen in dadku ay haystaan ruqsadda booliska si ay lacag uga...