Monday, July 27, 2026

War hada AH Stefan löfven oo markale loo doortay raisal wasaaraha sweden.

0
Sagaalka subaxnimo ee saaka ayuu u furmay xildhibaannada baarlamanka Sweden, sidii ey uga doodi lahaayeen codka loo qaadi doono Stefan Löfven saaka inuu hoggaamiyo...

Xafiiska Arbetsförmedlingen oo joojiyay Mid kamid ah Qaababka Shaqada lagu helo.

0
Xafiiska Shaqada Dalka sweden ayaa joojiyay mid kamid ah Qaababka ugu fudud ay shaqooyinka ku helaan Qaxootiga ku sugan Wadanka sweden kadib markii Barlamaanka...

Migrationsverket oo soo bandhigay tirada Dhalinyarada Sharciga lagu siiyay Waxbarashada.

0
Hay.ada laanta socdaalka Dalka Sweden ayaa soo bandhigtay tirada dhalinyarada Sharciga ku heshay sharci dhawaan uu saxiixay barlamaanka Sweden kaasi oo dhigaya in caruurta...

War Hada AH Xisbiga Vänsterpartiet oo Fasaxay Dowlada Stefan Löfven ee Socaildemokraterna.

3
Hogaamiyaha Xisbiga Vänsterpartiet Jonas Sjöstedt ayaa sheegay maanta in uu xisbigiisa fasaxay dowlada uu soo dhisayo Stefan Löfven taasi ayaa micnaheeda waxay tahay in Xisbiga S...

Sadax Qof ee loo xiray Tuhunka Dilkii ka dhacay Xaafada Tensta oo la siidaayay.

0
ku dhawaad 3 qof oo loo xiray shaki la xiriira dil dhawaan ka dhacay xaafada Tensta ee Waqooyiga Caasimada Stockholm ayaa la siidaayay sida...

Waa Sidee Imtixaanka loo Marayo Basaboorka weyn Hadii Stefan Löfven uu guuleesto Jimcaha.

11
Mudo dhoor bilood kadib waxaa muuqata in uu jiro heshiis isku soo dhawaansho ah taasi oo keentay in xisbiyada isbahestay ay ka tanaasulaan siyaasadooda...

Canada oo 28 January dib u fureysa Leen horay u xirnaa oo Waalidkaga kuu...

0
Dalka Canada oo hada ugu horeeya wadamada Caalamka ugu wanaagsan dhanka Qaxootiga caalamka ayaa dib u furaya leen horay u xirnaa kaasi oo shacabka...

Stefan Löfven oo Shir Jaraa’id kaga Hadlay go’anka Xisbiga Vänsterpartiet.

0
Siyaasada Dalka sweden ayaa mareysa meshii ugu danbeesay waxana muuqata in ay burburayaan siyaasada ku dhisneyd isbaheysiga oo mudo dhoor sano ah meesha ka...

Xisbiga Vänsterpartiet oo shir jaraa’id ku cadeeyay in aysan Xiligan u Codeyn karin Stefan...

0
Jonas Sjöstedt ayaa aaminsan, isla markaana ku wargeliyay af hayeenka baarlamanka in aan loo baahnayn in Löfven la hor keeno arbacada baarlamanka si loogu...

Go’anka Xisbiga Vänsterpartiet ee taageerida Stefan Löfven oo la Sugayo maanta.

0
Xisbiga Vänsterpartiet ayaa laga dhoreyaa go’aankiisa inuu sii dayn doono Stefan Löfven inuu ku fariisto jagada hoggaanka dalka iyo in kale, dabadeed kulanka uu...