Saturday, July 5, 2025

Kooxda Som United ee Xaafada Rinkeby oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay Daawo Sawirada.

0
Kooxda som United oo kamid ah Kooxaha ugu weyn Sweden kana dhisan Xaafada Rinkeby ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho. Soo dhaweynta Kooxda  waxaa ka...

100 Sano oo kasoo wareegatay markii Haweenka Sweden loo ogolaaday Codeenta Doorashada.

0
bishii Diseembar 17, 1918 , Barlamaanka Sweden ayaa go'aamiyay in dumarku ay sidoo kale ka cadeen karaan doorashooyinka. Waxaa laga joogaa 100 sano tan...

Sweden Maxkamada Sare ee Degmada Vellinge oo go.an kasoo saartay Dadka tuugsada.

0
Maamulka Degmada Vellinge ayaa loo ogolaaday go.an horay uga diideen maxkamada hoose ee Degmada. Go.anka ayaa ku aadanaa in dadka dawarsada ama tuugsada laga mamnuuco...

Afayeenka Barlamaanka oo soo jeediyay in la Sameeyo Fursad Kale.

0
Kadib markii Jimcihii Barlamaanka Sweden uu codka kalsoonida ka diiday Stefan Löfven. Oo noqon lahaa Barlamaanka Sweden ayaa markale waxa uu afayeenka Barlamaanka soo jeediyay...

Dibad-baxyo ka dhacay Magaalooyin badan oo ka tirsan Dalka Sweden.

0
Hogaamiyaha Xisbiga V Jonas Sjöstedt, dhowr siyaasiyiin iyo ururo kale ayaa muujiyay sida ay uga xun yihiin miisaaniyadda Xisbiyada M iyo KD "Waxaan qabannay miisaaniyad...

Booliska oo digniin kasoo saaray wadista gawaarida Goobo badan oo Dalka.

0
Saddex dhaawac ah ayaa ka dhacay jidka weyn ee 40 waxana taasi sabab u ah wadada oo leh baraf iyo dhalal badan. "Darawalku waa mid...

Magaalada Göteborg Labo qof oo loo xiray Meydka 20 sano jira laga helay Guri...

0
Göteborg Labo qof oo loo xiray Meydka 20 sano jira laga helay Guri ku yaalla Halkaasi. Meydka Nin 20 sano jir ah ayaa laga helay...

Dhalinyarada oo Gadiidka Dadweynaha ku raacaya Lacag Xagaaga soo socda.

0
Ma jiri doonto xagaaga soo socda dhalinyarada raaci kara gaadiidka dadweynaha bilaashka ah. taasi ayaa muujineysa soo jeedinta miisaaniyadeed xisbiyada Moderates iyo KD oo...

Sweden oo doorasho ku laabaneysa hadii labada isku day ee haray lagu guuldareesto.

0
Raisal wasaarihii hore ee Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa maanta la horgeeyay barlamaanka Dalka sweden kuwaasi oo codka kalsoonida kala noqday isla markana diiday...

War Hada Ah Barlamaanka Sweden oo diidmo ugu Codeeyay Stefan Löfven oo Raisal wasaare...

0
Maanta oo jimco ah Stefan Löfven oo ka tirsan xisbiga (S) ayaa loogu codeeyay barlamaanka dhexdiisa. lakin Barlamaanka ayaa ugu codeeyay maya. waxaa laga joogaa...