Saturday, April 19, 2025

Sharci Cusub oo lagu adkeenayo Khaadashada Basaboorka iyo ID Sweden oo bilaabanaya 1 April

20
Wixii ka danbeeya 1 april waxaa isbadal ku dhacayaa hanaanka qaadashada basaboorka Weyn iyo sidoo kale ID qaranka waxana isbadalka uu khuseeyaa qaabka loo...

Sweden oo Fududeneysa Sharuudaha Sharciga Aabo Noqoshada looga baahanyahay

0
Dowlada Sweden gaar ahaan Gudiga Midowga Madaniga ayaa dhawaan fududeenaya sharciga dhigaya in uu qofka noqdo aabo isagoo aan guur soo marin taasi oo...

Wadamada Yurub oo laga hadal hayo Tahriibayaal Afduubtay Markabkii soo badbaadiyay

0
Ciidamada jasiiradda Malta ayaa gacanta ku dhigay markab ah kan shidaalka xambaara oo ay afduubteen dad tahriibayaal ah oo badda laga soo badbaadiyay iyaga...

Arbetsförmedlingen oo soo jeediyay in la xiro 130 Xaruumood oo furan

0
Qoraal saxaafadeed uu soo bandhigay dhowaantan xafiiska shaqada ee magaciisa loo soo gaabiyo AF ayaa lagu soo jeediyay in si tartiib tartiib ah albaabbada...

Dowlada Sweden oo joojineysa Sharciga Cusub ee Quseeya Argigixisada.

0
Dowlada Sweden ayaa joojineysa Sharciga Cusub ee Quseeya Argigixisada kaasi oo dhigaya in ay Mamnuun tahay Taageerida ama ku biirida Kooxaha Argixisada ee Caalamka...

Barlamaanka Midowga Yurub oo u codeeyay Sharci Cusub oo internetka ah.

0
Xubnaha Barlamaanka ku jira Midowga Yurub ayaa u codeeyay Sharci mudo dhoor ah la sugayay oo dhanka internketka ah kaasi oo ku aadan xaquuqda...

Raisal wasaraha Denmark Lars Løkke oo kulan ku saabsan arimaha Qaxootiga kala hadlaya Stefan...

0
Sida ay shaaciyeen warbaahinta gudaha Raisal wasaaraha Denmark Lars Løkke Rasmussen ayaa booqasho ku imaanaya dalka sweden isagoo kulan la qaadandoono dhigiisa dalka sweden...

Wadamada Midowga Yurub oo joojinaya isbadalka Saacada ee Xiliga Xagaaga (Sommarka) iyo Jiilaalka (Vinterka).

0
Barlamaanka Midowga Yurub Ayaa u codeeyay joojinta Saacad badalka xiliga Jiilaalka iyo Xagaaga taasi oo wadamada Yurub badankooda isticmaalaan isbadalka ayaana timid kadib codeen...

Xulalka Sweden iyo Norway oo Caawa Ciyaaraya Koobka Ciyaaraha Yurub.

0
Tababaraha xulka qaranka Noorway Lars Lagerbäck ayaa aaminsan in ciyaarta caawa dhex mari doonta xulka qaranka kubbadda cagta Sweden iyo dhiggooda Noorway ay noqon...

Per Bolund oo noqon kara hogaamiyaha xisbiga Miljöpartiet.

0
Xisbiga Mijöpartiet oo heesta labo hogaamiye ayaa mid kamid ah waxa uu ka fadhiistay hogaanka xisbiga waxana bisha may lagu wadaa in xisbiga uu...