Dowlada Sweden oo go’an kale kasoo saartay Xaduudaha laga Xiray Qaxootiga
Dowlada Sweden ayaa sanadkii 2015 xirtay xaduuda ay la wadaagto wadamada kale ee Yurub kadib markii Qaxooti badan kasoo gudbeen kuwaasi oo iska dhiibay...
Göteborg Nin Neceb islaamka oo tagay Masaajidka Bellevuemoskén kadibna waydiiyay Xiliga lagu badanyahay Masjidka
Nin da’diisa lagu sheegay afartameeyo ayaa gacanta lagu dhigay, kaasi oo lagu tuhunsan yahay dembi culus.
Tallaabadaasi ayaa ka dambeeysay sida ay war ku heshay...
Baaritaan Lagu ogaaday cida badan Haweenka iyo Rage dhalinyarada Sweden ee taageersan Qaxootiga
Baadhitaan ay sameeysay heeyada dhalinyarada iyo arrimaha bulshada ee loo soo gaabiyo MUCF ayaa lagu ogaaday in faraq u dhaxeeyo fikradaha ay hablaha iyo...
Akhriso Dooda Madaxda Xisbiyada Sweden loo qabtay oo isbadal Cusub laga dareemay
Dooddii hoggaamiyeyaasha xisbiyada xubnaha ku leh baarlamanka Sweden ey ku yeesheen fiidnimadii axaddii idaacadda la iska daawado ee SVT waxay markii ugu horreeysay muujisay...
Cabdukadir Salad Cali ” Qaxootiga Waa kuwa Hormarka u keenay Wadamada Yurub”
Cabdukadir Salad Cali oo u sharaxan baarlamanka Yurub ayaa u arka in la gaaray wakhtigii la kordhin lahaa musharaxiinta ajaaniibta ee ka tirsan xildhibaannada...
Xisbiyada Sweden oo baaritaan ku sameenaya Siyaasiyiintooda ku jira Barlamaanka
Inta lagu guda jiray Xiliga Guga ee aan soo dhaafnay Siyaasiyiinta Barlamaanka qaar ayaa lagu helay Dambi ah in ay heleen Lacago ku soo...
Ogeysiis Bari oo ku beegan Maalinta 1aad ee Bisha Ramadaan
Guud ahaan Caalamka Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in maalinta bari oo isniin ah ay tahay Maalinta ugu horeyso ee bisha Ramadaan.
Dalka Somaliya Wasaarada...
Migrationsverket oo la wareegeysa Masuuliyada hawlaha socdaalka safaaradaha Sweden iyo qunsuliyadaha dibadda.
Hay'ada laanta socdaalka Dalka Sweden ee Migrationsverket ayaa heysa Shaqooyin kala duwan waxana hoos yimaada dhamaan safaaradaha iyo Qunsuliyadaha Dibada hase yeeshee sharci cusub...
Baraf iyo Qabow dib ugu soo laabtay qeybo kamid ah Gobolada Sweden
Xili uu bilowday Waqtiga Kuleelaha ayaa wararka laga helayo Kamuunka Kalmar waxay sheegayaan in halkaasi uu dib ugu soo laabtay Barafka Xiliga Qaboobaha.
Magaalada Kalmar...
Xafiiska Shaqada ee Arbetsförmedlingen oo 667 Qof ka dalbaday dib u soo celinta Lacagta...
Xafiiska Shaqada ee arbetsförmedlingen ayaa lacag caawin ah waxa uu siiyaa dadka shaqo la'anta ah ee Shaqooyinta raadiya kuwaasi oo lacagta loo soo mariyo...