Monday, July 7, 2025

Dowlada Sweden oo fududeneysa keenista iyo mideenta Qoysaska kala maqan

1
mudo sadax sano ayaa laga joogaa tan iyo markii Dowlada sweden ay keentay Sharci adkeenaya Qaxootiga doonaya in ay joogaan Sweden iyo kuwa kale...

Lix bilood oo Xabsi ah Qofka kaar la’an (SL) ku gala Gadiidka iyo Tareenada...

0
Dalka Sweden gaar ahaan Caasimada Stockholm dad badan ayaa u isticmaala Tareenada iyo Basaska Shirkada SL kuwaasi oo loo isticmaalo kaarka SL-ka oo shirkada...

Malmö Qarax ka dhacay Makhaayad ku taalla Xaafada Lilla torg

0
haben hore ayuu qarax ka dhacay makhaayad ku taal xaafada Lilla torg ee magaalada Malmö. Boliiska halkaas ayaa sheegay in ay islamarkiiba gacan ku dhigeen...

Dowlada Sweden oo go’an kale kasoo saartay Xaduudaha laga Xiray Qaxootiga

0
Dowlada Sweden ayaa sanadkii 2015 xirtay xaduuda ay la wadaagto wadamada kale ee Yurub kadib markii Qaxooti badan kasoo gudbeen kuwaasi oo iska dhiibay...

Göteborg Nin Neceb islaamka oo tagay Masaajidka Bellevuemoskén kadibna waydiiyay Xiliga lagu badanyahay Masjidka

0
Nin da’diisa lagu sheegay afartameeyo ayaa gacanta lagu dhigay, kaasi oo lagu tuhunsan yahay dembi culus. Tallaabadaasi ayaa ka dambeeysay sida ay war ku heshay...

Baaritaan Lagu ogaaday cida badan Haweenka iyo Rage dhalinyarada Sweden ee taageersan Qaxootiga

1
Baadhitaan ay sameeysay heeyada dhalinyarada iyo arrimaha bulshada ee loo soo gaabiyo MUCF ayaa lagu ogaaday in faraq u dhaxeeyo fikradaha ay hablaha iyo...

Akhriso Dooda Madaxda Xisbiyada Sweden loo qabtay oo isbadal Cusub laga dareemay

0
Dooddii hoggaamiyeyaasha xisbiyada xubnaha ku leh baarlamanka Sweden ey ku yeesheen fiidnimadii axaddii  idaacadda la iska daawado ee SVT waxay markii ugu horreeysay muujisay...

Cabdukadir Salad Cali ” Qaxootiga Waa kuwa Hormarka u keenay Wadamada Yurub”

0
Cabdukadir Salad Cali oo u sharaxan baarlamanka Yurub ayaa u arka in la gaaray wakhtigii la kordhin lahaa musharaxiinta ajaaniibta ee ka tirsan xildhibaannada...

Xisbiyada Sweden oo baaritaan ku sameenaya Siyaasiyiintooda ku jira Barlamaanka

0
Inta lagu guda jiray Xiliga Guga ee aan soo dhaafnay Siyaasiyiinta Barlamaanka qaar ayaa lagu helay Dambi ah in ay heleen Lacago ku soo...

Ogeysiis Bari oo ku beegan Maalinta 1aad ee Bisha Ramadaan

0
Guud ahaan Caalamka Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in maalinta bari oo isniin ah ay tahay Maalinta ugu horeyso ee bisha Ramadaan. Dalka Somaliya Wasaarada...