Sunday, July 26, 2026

Qaabka ugu fudud ee lagu Cusbooneysiin karo Sharciga kaa dhacay ee ku meel gaarka

1
Waxaa lagu jiraa dhamaadka xiliga uu ku ekaa Sharciga ku meel kaarka kaasi oo dadka badankiisa la siiyay 3 sano sharci ah. Sharciga ayaa loogu...

Dowlada Sweden oo dooneysa in la adkeeyo Sharciga iyo Ciqaabta Daroogada

0
Dowlada Sweden ayaa dadaal xoogan ugu jirta adkeenta Sharciga lagu Ciqaabo dadka Dalka keena Daroogada ama in la joojiyo. Dowlada ayaa dooneysa in booliska loo...

Malmö 14 Sano oo lagu xukumay nin Somali ah oo toorey ku dilay Somali...

0
Nin 47 sano jir ah ayaa lagu xukumay xabsi 13 sano iyo 10 bilood ah kadib markii uu midi ku diley nin kale dukaan...

Ciid Wanaagsan Bahda Somaliska ku xiran Meelkasta oo aad Dunida ka joogtaan

1
Maamulka iyo Shaqaalaha warbaahinta somaliska ayaa bulshada ku xiran Somaliska waxay ugu hambalyeenayaan munaasibada Ciidul adxa. Guud ahaan umada Somaliyed waxay ka codsaneynaa in ay...

Magaalada Skellefteå oo raadineysa Shaqaale kuwa aan wali soo Shaqeenin

1
Waxaa la filayaa in degmadda Skellefteå laga waayo ama ku yaraadaan shaqaale ka shaqeeya wershad kuwa beteriga sammeeya ah oo dhowaantan laga furayo degmadaasi. Haddaba...

Tirada Dadka loo diiday Sharciga Sweden iyo Nolosha ay ku heestaan Dalka gudahiisa

0
Wax qabadka ay helaan  dadka hela diidamada sharciga ee Sweden laguna celiyo dalalka ay ka yimaadeen, ayaa aad u yar sida uu sheegay mas’uul...

Dad loo xiray Kufsi ka dhacay Xaafada Hässelby Habeeninadii Xalay

0
Gabar da'yar ah kana hooseesa 18 sano jir ayaa xalay waxaa kufsi loogu geestay Xaafada Hässelby ee Galbeedka Caasimada Stockholm Kufsigaasi ayaa loo qabtay 3...

Xaafada Tensta oo lagu toogtay Wiil Somali ah

0
Xaafada Tensta ayaa Saaka lagu toogtay wiil somali ah kaasi oo dadiisa lagu sheegay 25 sano jir. Toogashada ayaa dhacday Aroorta hore waxana Digniinta ugu...

Migrationsverket Maxaa keenay Sugitaanka Waqtiga dheer ee helista dhalashada muwaadimo

0
Xili dad badan ay dalbadeen dhalashada dalka Sweden ayaa war kasoo baxay laanta socdaalka sweden looga hadlay sugitaanka waqtiga uu qofka ku helayo basaboorkaasi. Hay'ada...

Lacagta ceerta in laga jaro Qaxootiga aan baran Luuqada oo loo gudbiyay Barlamaanka Norway

0
Xili dowlada Norway ay soo saartay sharciyo badan oo la xiriira Dhanka Qaxootiga iska dhiibay Dalka ayaa markale Barlamaanka loo gudbiyay Sharciga dhigaya in...