Xisbiyada Barlamaanka Sweden oo ku fashilmay xil ka qaadista Wasiirka Cadaalada
Waxaa loo heli waayay codka aqlabiyada in xilka lagaga qaado wasiirka cadaaladda Sweden Morgan Johansson (S) kolkii saakay aqalka baarlamanka codka kalsoonida loogu qaadey.
Xisbiyadda...
Sharci Cusub ” Waxaan Rabnaa in Waalidka lagala tashan Caawinta Caruurtooda
Dawladdu Sweden ayaa rabta in adeegga bulshada ee (Socialtjänsten) ay awoodaan inay caawiyaan carruurta iyada oo aan waalidkood la weydiin ama lagala tashan Caawintaasi.
Dowladdu...
Qodobadee ugu Muhiimsanaa Dooda Xisbiyada Barlamaanka ee Maanta
Dooda hoggaamiyayaasha xisbiyadda ee maanta lagu ballansanaa, ayaa ka dhacday baarlamanka, iyada oo sida uu horay u sheegay hoggaamiyaha xisbiga SD uu soo jeediyay...
Denmark oo baaritaan Sharciyada leesku waydiinayo ka bilowday Xuduuda ay la wadaagto Sweden
Danmark ayaa maanta bilaabaysaa adkeynta xuduuda ay la leedahay Sweden. Dadka ka safraya Iswidhan ilaa Danmark ayaa looga baahanyahay baasaboorkooda.
Bilayska xuduudaha Denmark ayaa baari...
Xisbiga KD oo soo bandhigay Sharciyo Cusub oo Ku aadan Qoysaska Leesku keeno
Xisbiga Dimuqraadiga masiixiga ee KD ayaa doonaya in ay yaraadaan Dadka magangalyada dalka Sweden u imaanaya boqolkiiba 70.
Xisbigu wuxuu kaloo doonayaa sharci adag oo loogu talagalay...
Hogaanka Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson oo dowlada ku weeraray Toogashada ka dhacday Malmö
Hogaamiyaha Xisbiga M Ulf Kristersson ayaa weerar culus ku qaaday dowladda kadib dilkii toogashada ee Malmö. Kristersson ayaa bartiisa Facebook ku soo qoray inuu...
Magaalada Malmö oo lagu toogtay labo wiil oo dhalinyaro ah (Faahfaahin)
Wiil 15 jir ah ayaa lagu dilay is rasaasayn ka dhacday Malmö. Wiil kale oo da 'yar ayaa isna lagu dhaawacay toogashadaasi sida ay sheegeen...
Hadii aad dhalatay Sanadkan waxaa heleysaa Tikid lacag la’an Yurub oo dhan ah
Hadii aad 18 jir tahay kuna nooshahay wadamada Midowga Yurub waxaa fursad u leedahay inaad mar labaad hesho tareen bilaash ah. Guddiga Yurub ayaa...
Tirada Muwaadiniinta UK ee qaatay Dhalashada Sweden oo korortay
Tiradda muwaadiniinta Ingiriiska ee loo oggolaaday dhalashada Sweden ayaa gaartay rikoodh cusub. Sannadkan gudihiisa 4 100 muwaadiniin Ingiriis ah ayaa qaadatay dhalashada Sweden.
– Waa dareen qurux...
Raisal Wasaaraha Sweden oo ka jawaabay Hadalkii Hogaamiyaha Xisbiga Liberal-ka
Ra’iisal wasaare Stefan Löfven ayaa ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray hoggaanka xisbiga Liberal-ka, Nyamko Sabuni oo ahaa in bareegga loo qabto dib u qaabeynta...













