Friday, December 5, 2025

Dowlada oo diiday Sharci awood siinaya Shirkada Shaqada iyo Shaqaaleeyaha

1
Dowlada Sweden ayaa diiday Sharci Awood siinaya Shirkadaha ama Shaqaaleeyaha Shaqada sharcigan oo dhigaya in si dhaqso ah shaqada looga eryi karo Qofka shaqyeeya...

War Muhiim ah:- Sweden oo aan laga diiwaan galin Dhimasho Cusub oo Coronavirus ah...

0
Mudo dhoor bilood oo Sweden ka jirtay Xaalad Adag oo dhanka Coronavirus waxaa markii ugu horeysay wadanka laga diiwaan galinin wax dhimasho ah 24...

Sweden oo dib u bilaabeysa tartamada ciyaaraha si taageero la’an ah

0
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay bilaabeyso tartamada ciyaaraha wadanka laga bilaabo bisha june 14-keeda lakin furitaankaasi ayaa noqonaya mid taageero la'an ah...

Norway iyo Denmark oo Sweden ka reebay heshiiska Xuduud isku furista ee bilaabaneysa

0
Dowlada Norway iyo Denmark ayaa heshiis ka gaaray xuduuda labada dal in ay isku fureen iyagoo ku heshiiyay qodobo dhoor ah oo la xiriira...

Dowlada Sweden oo dib u fureysa iskuulada Waxbarashada kuna dhawaaqday waqtiga la furayo

0
Dowlada Sweden ayaa maanta oo jimcoo ah shaacisay in dib loo furayo iskuulada waxbarashada sweden oo mudo dhoor bil u xirnaa xanuunka Corona waxana...

Dowlada oo Mushahar siineysa Shaqaalaha Qaar ee Xanuunada gaarka qaba si Shaqada kaga joogaan

0
Dowlada Sweden ayaa maanta soo saartay Hindise cusub oo dhigaya in lacagtooda mushaharka ama magdhow la siiyo shaqaalaha qaar ee xanuun dartii uga jooga...

Stefan löfven oo ka hadlay sida wadanka looga qaadayo xayiraada saaran dibna loogu furilahaa

0
Raisal wasaaraha Sweden Stefan ayaa ka hadlay hoos u dhaca ku yimid xanuunka corona ee isbuucayadii ugu danbeesay kadib qoraal uu so dhigay bartiisa...

Maxaa ku soo kordhay Dhimashada Coronavirus ee Sweden

0
Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha ayaa maanta diiwaan galisay 96 Qof oo u dhimatay Xanuunka Corona waxaana tirada guud ay ka dhageysa 4,125 qof oo u...

Ciid Wanaagsan dhamaan muslimiinta iyo Somalida guud ahaan

0
goor dhow oo caawa ayaa si toos ah loo shaaciyay in maanta bari ay tahay maalin ciid ah sida ay shaaciyeen wadamo badan oo...

Wiil dhalinyaro ah oo xalay lagu toogtay Magaalada helsingborg

0
Xalay ayaa Magaalada Helsingborg lagu toogtay wiil dhalinyaro ah kaasi oo dadiisa lagu sheegay 20 sano jir waxana toogashadiisa ka dhacday nawaaxiga Ragnvalla ee...