Tirada Toogashooyinka ka dhaca Stockholm oo korortay Lixdii bilood ee ugu danbeesay
Tirada toogashada ee Caasimada Stockholm ayaa kordhay lixdii bilood ee la soo dhaafay marka la barbar dhigo isla waqtigaan oo kale sanadkii la soo...
Dalka Giriiga oo Furay Duulimaadka Tooska ee Sweden
Laga bilaabo 22 Luulyo, dadka iswiidhishka ah ayaa si toos ah ugu duuli kara Giriiga.
Sidaas waxaa yidhi Stelios Petsas, oo ah afhayeenka dawladda Giriiga,...
Cali Waxaa loo diiday Sharciga Sweden lakin Waxa uu helay Sharciga France (Qiso Xajiib...
Qaar badan oo ka mid ah dhalinyarada Afqaanistaan ee aan waalidkooda la socon ayaa yimid Sweden xilligii dhibaatada qaxootiga ee sanadkii 2015 waxana markaasi...
Heerka Shaqo la’anta Sweden oo wali aad u sii kordheysa Dadka dibada ku dhashay...
Xafiiska Shaqada Sweden ee arbetsförmedlingen ayaa shaaca ka qaaday in heerka shaqo la'anta dalka ay wali aad u sii kordheyso waxana uu xafiiska intaasi...
Dhalinyarada 18 Sano jirka oo xabsi daa’in lagu xukumi karo ( Hindise Cusub oo...
Dowlada Sweden ayaa qorsheeneysa in Xabsi daa'in lagu xukumo dhalinyarada 18 sano jirka ah iyo wixii ka weyn marka ay geestaan danbi halis ah...
Midowga Yurub oo Sweden u arka Dal looga dayan karo Xaquuqda Caruurta
inta lagu guda jiray Xaalada Corona Wadamada badan oo Caalamka waxay xireen iskuulada waxaana ku jira qeybta lagu xanaaneeyo Caruurta yar yar lakin Dalka...
Baaritaan lagu sameenayo Dhimashadii Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxudiin Celi oo dood ka taagan
Dowlada Sweden gaar ahaan Hay'ada u qaabilsan Dowlada arimaha lasocodka Caafimadka iyo daryeelka bulshada ee loo yaqaano Inspektionen för vård och omsorg, IVO. ayaa bilaabay...
Haweeney 50 Sano jir ah oo Maxkamad loo soo taagay Aflagaado ay u geesatay...
Maxkamada Degnmada jönköping ayaa lasoo taagay Haweeney 50 sano jir ah taasi oo lagu heestay Aflagaado ay u geesatay Haweeney kale oo ku sugneyd...
Norway oo Xadkeeda u furtay Sadax Gobol oo ka tirsan Sweden iyo Sharuud ay...
Dowlada Norway oo Xadkeeda ka xirtay Dalka Sweden ayaa go'an kasoo saartay ku dhawaad Sadax Gobol kuwaasi oo Dadka ku nool loo ogolaaday in...
Maxkamada oo fasaxday Safiirkii hore ee Sweden u fadhiyay China
Dowlada Sweden ayaa maanta siideesay Anna Lindstedt oo lagu heestay kulan qarsoodi ah oo la sameesay Dowlada China kaasi oo wasaarada Arimaha Dibada Sweden la...













