Home Wararka Maanta Haweenka ayaa aad uga Cabsada Dariska marka loo eego Raga

Haweenka ayaa aad uga Cabsada Dariska marka loo eego Raga

0

Sida uu baaritaan ku soo bandhigay joornaalka Hem Och Hyra Haweenka ayaa aad uga baqa dariskooda marka loo eego raga baaritaan lagu sameeyay 1,000 qofood ayaa waxaa iska kaashaday macadka Skop iyo Joornaalka Hem Och hyra.

ku dhawaad 18 Boqolkiiba oo haweyn ah ayaa sheegay in ay aad uga baqaan dariskooda halka 11 boqolkiiba oo rag ah ay sheegeen in dariskooda ay ka baqaan.

Eleonore Lind, oo ka shaqeysa qeybta celmo nafsiga gaar ahaan dariska ayaa sheegtay in aysan ku raacsaneen go’an iyadoo intaasi ku dartay intaasi ay tahay khilaaf u dhaxeeyo dhexdooda.

Waxay sheegtay in ay aaminsantahay hadii Dariska dhexdooda ay sheekeestaan wada kulmaan ay cabsida intaasi ka yaaran laheyd.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here