Thursday, November 20, 2025

Xisbiga V oo ka laabtay hanjabaadiisa Dowlada ee Kalsooni kala noqoshada

0
Xisbiga Bidixda ayaa ka noqday hanjabaadii ahayd in la rido dowladda. - Ilaa iyo inta aad sii wadaan baaritaanka ma aha wax qalad ah in...

Cudurka Corona oo ku sii kordhaya Caasimada Stockholm

0
Sida ay masuuliyiintu sheegeen, 660 kiis oo cusub oo cudurka loo yaqaan 'Covid-19 virus' ayaa la soo sheegey afartii maalmood ee la soo dhaafey,...

Daraasad:- Viruska Corona waxa uu ku dul noolaan karaa Taleefanka dushiisa mudo Bil ka...

0
Daraasad caafimaad oo Australia ah, oo muddo ka hor lagu daabacay joornaalka Virology, ayaa muujisay in fayraska sababa covid-19 uu ku noolaan karo in ka...

Sweden Sharciyo Cusub oo laga bilaabayo Goobaha uu ku badan yahay Xanuunka Coronavirus

0
Laga bilaabo Oktoobar 19, waxaa jiri kara sharciyo cusub oo ku saabsan fayraska loo yaqaan 'corona virus'. Xeerarka Cusub maahan kuwa laga bilaabayo wadanka oo dhawan...

Sanad Kale ayay xirnaanayaan Albaabada Hore ee Busaska laga raaco

0
Laga soo bilaabo Maarso, albaabada hore ee basaska ayaa la xiray. Waxayna sii socon doontaa mudo sanad kale ah. Sharcigu waa inuu ka ilaaliyaa qofka baska...

Stefan Löfven ” Waa in uu helaa Deganaansho Rasmi ah Qofka Sharciga ku meel...

0
Raisal wasaaraha Dalka Sweden oo ka hadlayay Heshiiska ay gaareen xisbigiisa iyo Xisbiga Miljöpartiet ayaa ka hadlay sida uu u arko heshiiska labada dhinac...

Cabdi Shaakir ”Nolosha Ingariiska ayaa ii dhaanta mida Sweden ee aan ku noolaa”

0
waa sida uu Qabo Cabdi Shaakir oo ah wiil dhalinyaro ah kaasi oo wadanka Sweden isaga tagay mudo 8 bil kahor isagoo tagay Dalka...

Waxa uu noqday Muwaadin Swidhish ah Rasmus Baludan oo ku Caanbaxay Gubista Quraanka

0
Siyaasiga Xagjirka Daanishka ee Rasmus Paludan wuxuu noqday muwaadin Iswidish ah. Wuxu sheegay inuu rajaynayo inuu hawlo badan ka qaban karo Sweden, sida ay...

Sweden oo laga diiwaangaliyay 919 Kiis oo Coronavirus (digniin lasoo saaray)

0
Laba qof oo kale oo la xaqiijiyey inay u dhinteen Convid 19- gudaha Dalka Sweden, sida ay sheegtay wakaaladda caafimaadka bulshada. Tirada guud ee dhinashada...

Ulf Kristersson ”Xisbiga Moderate-ka diyaar ayuu u yahay in la rido Stefan Löfven iyo...

0
Xisbiga Kristdemokraterna wuxuu taageersan yahay dalabka xisbiga Bidixda ee mooshinka cambaareynta ah ee ka dhanka ah raiisul wasaare Stefan Löfven (S) Ulf Kristersson ayaa isna...