Monday, March 2, 2026

Sweden oo qaabileysa Qaxootiga ka badan inta UN-ka u qoondeesay Somaliya oo ku jirta...

0
Iswiidhan waxay si ku-meelgaar ah u kordhin doontaa qaabilaadda qaxootiga ee nidaamka kootada ah illaa 6,400 oo qof sannadkan. Dowlada ayaa wakaaladda socdaalka u ogolaatay in ay qaabisho dadka...

Sweden oo isku diyaarineysa Xiritaanka Qeybo kamid ah Wadanka

0
Dowladdu Sweden ayaa isku diyaarineysa inay xirto xarumo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xarumaha dukaamaysiga, maqaayadaha, goobaha jimicsiga. Wasiirka arrimaha bulshada, Lena...

Laanta Socdaalka oo ka hadashey go’anka Sharci siinta ee Caruurta iyo Xaquuqdooda

0
Hay'adda Socdaalka waxay ku daabacday Bogeeda bayaan cad oo ku saabsan heshiiska xuquuqda carruurta iyo saamaynta ay ku leedahay kiisaska magangalyo-doonka. Hay'adda laanta socdaalka ayaa carabka...

Denmark oo adkeysay Sharuudaha Dadka ka imaanaya Gobolada Sweden Qaarkood

0
Danmark waxay adkaysay habraaca soo gelitaanka ee dadka safarka ah ee Iswiidhan ka socda ujeeddo ganacsi ama booqashada qaraabo. safarleyda ka imanaya meelaha ay...

Maxkamada Socdaalka oo Sharciga siisay Labo Walaalo oo Tarxiil lagu wargaliyay

0
Maxkamada Socdaalka waxay siisay xaquuqda daganaanshaha labo gabdhood oo walaalo ah kuwaas oo loogu hanjabay in laga masaafurin doono Sweden, in kastoo ay noloshooda...

Dowlada Sweden oo kordhisay ilaa dhamaadka Febraayo Sharci horay u jiray

0
Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday inay kordhin doonto xayiraada lagu soo rogay cabitaanka khamriga ee makhaayadaha iyo baararka wixii ka dambeeya sideeda fiidnimo...

Denmark oo lagu qabtay 7 Qof oo lagu tuhunsanyahay qorsheynta Howlgalo Argigixiso

0
Booliska Denmark waxay xireen 7 qof oo looga shakisan yahay inay qorsheynayeen hal ama in ka badan oo weeraro argagixiso ah . Dadkan ayaa lagu soo qabtay hawlgal boolis...

Tirada Dadka shaqo la’aanta ah oo maraysa meeshii ugu sarraysay Sweden

0
Tirakoobka Xafiiska Shaqada ee bishii Janaayo ee la soo dhaafay wuxuu muujiyay in 179 kun oo qof ay shaqo la'aan ahaayeen 12 bilood ama...

Moderaterna ” Qofka waa in uu helo 2,500 Kr oo dheeri ah hadii uu...

0
Qofka shaqo la’aanta ah mudo dheer wuxuu heli doonaa gunno dhan 2500 karoon muddo 18 bilood ah haddii uu shaqo helo Xisbiga muxaafidka ayaa maanta...

Norway oo soo saartay tirada Somalida heshay Dhalashda iyoTirada guud

1
Ku dhowaad 19,500 oo ajaanib ah ayaa qaatay dhalashada Norway sanadkii 2020. Taasi waxay ka badan tahay 6,300 sanadkii ka horeeyay. Inta badan dadka qaatay...