Sunday, August 17, 2025

Meydka Labo Qof oo laga Helay Stockholm Saacad Gudahood

0
Booliska Sweden ayaa xaqiijiyay in dad lugeynayay ay saaka oo Sabti ah ka heleen labo qof meyd labo goobood oo kala duwan oo ku yaala Stockholm. Magaalada Bajarmossen...

Qiimaha Kaarka SL ee Stockholm oo la kordhiyay

0
Shirkada Gadiidka u qaabilsan Caasimada Stockholm ee SL ayaa ku dhawaaqday inay kordhisay Qiimaha Lacagta lagu iibsado kaarka lagu raaco Gadiidka. Qiimaha kaarka Bilaha ee...

Victoriahem oo lacag ka dhigeysa Biyaha Guryaha ay kireyso

0
Sida ay ku dhawaaqday shirkada Victoriahem oo kamid ah Shirkadaha kireeya guryaha waxay sheegtay in ay lacag ka dhigeyso biyaha ay isticmalaan Dadka dagan...

Germalka oo lagu Xukumay Walaalo Weerar ka geysan rabay Sweden

0
Booliiska Jarmalka ayaa xiray labo wiil oo walaalo ah. xariga ayaa dhacay gu'gii hore. Walaalaha oo ka yimaaday Suuriya ayaa ku noolaa Jarmalka dhowr sano. Maxkamada labada...

Hungary iyo Turkey miyay u heshiiyeen Sweden?

0
 Ma jiro heshiis ka dhaxeeya Hungary iyo Turkey oo ku aadan ansixinta codsiga Sweden ee xubinnimada NATO, waxaa sidaas maanta sheegay ra’iisul wasaaraha Hungary...

Sharciyada Cusub ee ka dhaqan-galaya Sweden Sanadka 2024

0
Sida Caadiga ah Sanad walbo waxaa sweden ka bilowda Sharciyo Cusub kuwaasi oo dowloada ay kula heshiisay Xisbiyada kale ee Wadanka. Bahda Somaliska ayaa halkan...

Canshuur kordhintii ugu badneyn mudo sagaal sano ah

0
Inta badan degmooyinka iyo gobolada Iswiidhan waxay ku dhawaaqeen kordhinta canshuurta taasoo saameyn doonta dadka degan bilowga sanadka cusub. Tirakoobyada Sweden ayaa muujiyay in...

Khilaaf ka jira Kordhinta Qiimaha Guryaha Sweden

0
Khilaaf xoogan ayaa ka dhexjira shirkada leh guryaha la kireeyo ee Sweden iyo Ururka Kireestayaasha iyadoo khilaafka uu ku aadanyahay qiimaha lagu kordhinayo guryaha...

Qarax Xalay ka dhacay Magalaada Uppsala ee Dalka Sweden

0
Wax yar ka hor saqdii dhexe ee xalay, ayaa qarax ka dhacay waqooyiga Uppsala ee Caasimada Stockholm. -Qaraxa waxa uu ka dhacay bannaanka albaabka guri...

Sharuudaha Sharciga Deganaashaha ee Shaqooyinka iyo Dadka uu Qabanayo

0
Dhawaan Dowlada gaar ahaan laanta Socdaalka ayaa sharuud ku xirtay in qofka dalbanaya Sharciga Deganaanshaha lagu xiro sharuudo adag oo dhanka mushaharka ah taasi...