Amar lagu xirayo Dadka sameeya Warqadaha Corona ee been abuurka oo lasoo saaray
Masuuliyiin Garsoorka Sweden ayaa soo saaray amar lagu xirayo DR Hamaad Siciid oo maamula shirkadda daryeelka caafimaadka ee Doktorgruppen,
Dhaqtarka ayaa lagu heesta in uu...
Xisbiga Vänsterparties oo diiday Codsiga Dowlada si loo xaliyo Khilaafka taagan
Xili maalinta Isniinta lagu balansanyahay in loo codeeyo dowlada si kalsooni uga hesho barlamaanka ayaa arintaasi waxaa ka hadlay wasiirka cadaalada Sweden isagoo u...
Norway oo Sweden kaga badan tirada Dadka u dhintay Xanuunka Cancerka
Intii u dhaxeysay 2010 iyo 2019, dad badan ayaa la soo sheegay inay u dhinteen kansar iyo cudurada sanbabada ee Norway marka loo eego...
Toogasho ka dhacday Göteborg oo Qof lagu dhaawacay Caawa
Wararka laga helayo Caasimada Göteborg ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay qof 30 sano jir ah.
Weerarka ayaa ka dhacay Nawaaxiga Hammarkulletorget ee Götenborg sida...
Xubnaha Barlamaanka Sweden oo looga yeeray Xaruunta Barlamaanka
Xubnaha Barlamaanka Dalka Sweden oo ka kooban 349 xubnood ayaa looga yeeray xaruunta Barlamaanka Dalka maalinta isniinta.
349 Xubnood ayaa la filayaa in ay codkooda...
Dowlada Sweden oo laga yaabo in ay Dhacdo Maalinta Isniinta
Xaalada Siyaasada Sweden ayaa mar kale dib u soo laabatay markii Xisbiyada ka jira Dalka qaar kamid ah kasoo horjeesteen xukuumada hada taagan.
Maalinta Isniinta...
Xisbiga Vänsterpartiet oo kalsoonida kala noqday Stefan Löfven iyo Dowladiisa
Xisbiga Vänsterpartiet ayaa maanta ku dhawaaqay go'ankooda ugu danbeeyay ee ah in ay kalsoonida kala noqday dowlada uu hogaaminayo Raisal Wasaare Stefan.
Go'anka Xisbiga ayaa...
Toogasho ka dhacay Germalka oo lagu dilay Labo Qof
Nin iyo haweeney ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday bartamaha magaalada ku taal galbeedka Jarmalka ee Espelkamp, ruuxii toogashada geestay ayaa ku jira baxsad...
Dowlada Sweden oo cadeesay Dadka heli kara Basaboorka Corona
Dowlada Sweden ayaa maanta cadeesay dadka heli kara Basaboorka ama shahaadada Corona ee loogu tala galay dadka safraya.
Wasiirada Arimaha bulshada Lena Hallingren ayaa cadeesay...
Barlamaanka Sweden oo sii wadaya Sharciyada kulamada ee Corona
Barlamaanka Sweden ayaa isbadal ku sameeyay tirada Xubnaha ku kulmi kara Xaruunta Barlamaanka taasi oo ka dhalatay Xanuunka Corona.
Barlamaanka ayaa hada go'an saday in...