Friday, August 22, 2025

Norway oo go’an ka gaartay Somalida Sharci sugayaasha ah

0
Dowlada Norway ayaa ugu danbeyn go'an ka gaartay somalida sugeysay sharciga daganaanshaha oo horay loogu sheegay in dib loogu laabanayo sharciyadooda madama xalaada Muqdisho...

Dukaamada Ikea ee Norway oo la xiray dhamaan

0
Shirkada IKEA ayaa xiraysaa dhammaan howlaheeda Shaqo laga bilaabo Arbacada 08.04.2020 illaa laga gaarayo Talaadada 14ka Abriil. Badbaadada iyo caafimaadka shaqaalaheena iyo macaamiisheenna ayaa ah...

Booliska Norway:- Waxaan ka wal-wal sanahay Xaafadaha ay daganyihiin Somalida

0
Booliska Dalka Norway gaar ahaan Qeybta Qaabilsan ka hortaga  Xanuunada Faafa ayaa warbaahinta gudaha la wadaagay walwalka ay ka qabaan Xaafadaha ay ku badanyihiin...

Saacada oo xalay la badalay Sweden,Norway iyo Wadamada kale ee Yurub

0
Xalay markii ay aheyd 02:00 am ayaa la badalay Saacada Yurub iyadoo dib loogu soo celiyay waqtiga Caadiga ahaa. Meelaha Waqti Badalka laga dareemay waxaa...

Tirada Dadka u dhintay Caabuqa Coronavirus ee Caalamka oo la Shaaciyay

0
Tirada dadka uu ku dhacay cudurka ‘coronavirus’ ee dalka Mareykanka ayaa gaartay in ka badan 104,000 subaxnimadii Sabtida, sida laga soo xigtay jaamacadda Johns...

Daawo:- Dadka uu ka tagay Dhadhanka ama Urta Waxa ku dhacay Coronavirus

0
Cunnadu miyeysan kuu dhadhamin?  Waxay taasi astaan ​​u noqon kartaa inuu ku saameeyay fayraska corona. Xogta waxay ka timid ENT UK, Ururka Ingiriiska ee...

Norway:- Mudada ay xirnaanayaan Iskuulada iyo Xanaanooyinka Wadanka oo la kordhiyay

0
Tallaabooyinka maanta ee Coronavirus ayaa la kordhiyey iyadoo laga dhigay illaa 13-ka Abriil, Raiisel Wasaaraha Erna Solberg ayaa kaga dhawaaqay shir jaraa'id oo ay...

Norway:- Nin uu ku dhacay Cudurka Coronavirus oo lagu ganaaxay Lacag dhan 20,000 kr

0
Boliiska ku sugan Galbeedka  Norway ayaa ganaax lacageed oo dhan 20,000 oo karoon ah siiyay qof cudurka Coronavirus ah qaba kaasoo jabiyay karantiilkii guriga...

Daawo:- Dowlada Norway oo soo bandhigtay Habka ay Lacagta ku heli karaan Dadka Shaqada...

0
Dowlada Norway ayaa soo ban dhigtay Hab Cusub uu Qofka ku heli karo ama uu ku codsan karo Lacagtiisa Mushaharka Madama Dad badan laga...

Dhageyso:- Norway Qof Somali uu ku dhacay Cudurka Coronavirus oo ka hadlay Calaamadihiisa iyo...

0
Qofkii ugu horeeyay ee Somali ah ayaa ka hadlay Cudurka Coronavirus iyo Halka uu kula dhacay markii ugu horeesay. Qofkan oo ku sugan Dalka Norway...