Wednesday, April 24, 2024

Norway:- Istaraatiijiyadda Sweden ee ‘Coronavirus’ gebi ahaanba waa mid khalad ah

0
Espen Rostrup Nakstad, oo ahaa jiray kaaliyaha agaasinka caafimaadka ee Norwey, ayaa dhalleeceeyay waxa uu ugu yeeray istiraatiijiyadda Sweden ee cudurka waxa uu sheegay...

Koror ku yimid Tirada Caabuqa Coronavirus ee Norway oo lasoo bandhigay

0
saqdii dhexe 5,641 xaaladood oo ah infekshanka Coronavirus ayaa laga diiwaangaliyay Noorweey, tirooyinka hordhaca ah ee laga soo saaray Machadka Caafimaadka Dadweynaha ee Norwey...

Norway oo war kasoo saartay Safarada Dibada ee Xayiran

0
Dowladdu ayaa sii wadeysa xayiraadaha safarka ee soo bilaabatay 14-ka Maarso waxayna kala talineysaa dadweynaha safarka aanan muhiimka aheyn ee wadamada caalamka. Wasiirka arrimaha dibedda...

Qaxootiga Norway oo laga joojiyay Wareysiyada laanta socdaalka

0
Hay'ada Laanta Socdaalka Norway ayaa shaacisay in ay joojisay ama Hakisay guud ahaan wareysiyada laga qaadi lahaa qaxootiga iska dhiibay dalka ee mudada loo...

Norway:- 200 Qof oo Somali ah ayaa laga helay Cudurka Coronavirus

0
Dowlada Norway gaar ahaan laanta Caafimaadka Dadweynaha ayaa soo saartay warbixinteeda tirakoobka dadka uu ku dhacay Caabuqa coronavirus waxana 200 qof oo kamid ah...

Oslo oo lagu aasay Somaligii ugu horeeyay ee Coronavirus u dhinta

0
Marxuum Axmed Faarax Cali ayaa noqday Soomaaligii ugu horeeyay ee dalka Norwey ugu geeriyooda xanuunka Covid 19, waxaana maanta lagu aasay magaalada Oslo. Waxaa aaska...

Norway oo go’an ka gaartay Somalida Sharci sugayaasha ah

0
Dowlada Norway ayaa ugu danbeyn go'an ka gaartay somalida sugeysay sharciga daganaanshaha oo horay loogu sheegay in dib loogu laabanayo sharciyadooda madama xalaada Muqdisho...

Dukaamada Ikea ee Norway oo la xiray dhamaan

0
Shirkada IKEA ayaa xiraysaa dhammaan howlaheeda Shaqo laga bilaabo Arbacada 08.04.2020 illaa laga gaarayo Talaadada 14ka Abriil. Badbaadada iyo caafimaadka shaqaalaheena iyo macaamiisheenna ayaa ah...

Booliska Norway:- Waxaan ka wal-wal sanahay Xaafadaha ay daganyihiin Somalida

0
Booliska Dalka Norway gaar ahaan Qeybta Qaabilsan ka hortaga  Xanuunada Faafa ayaa warbaahinta gudaha la wadaagay walwalka ay ka qabaan Xaafadaha ay ku badanyihiin...

Saacada oo xalay la badalay Sweden,Norway iyo Wadamada kale ee Yurub

0
Xalay markii ay aheyd 02:00 am ayaa la badalay Saacada Yurub iyadoo dib loogu soo celiyay waqtiga Caadiga ahaa. Meelaha Waqti Badalka laga dareemay waxaa...