Thursday, April 25, 2024

Ramadaan Kariim Dhamaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com

0
Dhamaan bulshada somaliyed ee ku xiran Warbaahinta Somaliska ayaan ugu hambalyeeneenaa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Guud ahaan akhristayaasha Somaliska waxaan ugu mahadcelineenaa la socodka...

Qaabka Sweden ula tacaashay Coronavirus oo lagu tilmaamay Hab Sax ah

0
Dalalka Norway iyo Denmark ayaa xiray guud ahaan Wadankooda si ay kaga taxadaraan Cudurka Caronavirus lakin Sweden ayaa Dalkeeda ku soo rogin wax xanibaad...

Caasimada Oslo oo sadax Qof lagu tooreeyay iyo Wararka kale ee ugu muhiimsan Norway

0
Wararka laga helayo Caasimada Norway ayaa sheegay in nin sitay toorey uu ku dhuftay sadax qof kuwaasi oo labo kamid ah xaaladooda laga deerinayo...

Norway oo Warqad dhaqtar cadeen ah uga baahan waalidka doonaya lacagta Xanaanadda Caruurta

0
Laga bilaabo 20 bisha Abril waalidka u baahan in ay helaan Lacagta Xanaanada Caruurta waxaa qasab ku ah in ay keenaan warqad dhaqtar hadii...

Norway oo Sharci lacagta looga jarayo kasoo saartay Dadka kasoo adeegta gudaha Sweden

0
Dowlada Norway ayaa soo saartay Sharci Cusub kaasi oo quseeya Dadka jabiya Xayiraada Saaran Socdaalka arintaasi ayaana timid kadib markii Xiliga Ciida ay dad...

Dood ka taagan Sharci ay soo saartay Norway oo lagu baaqay in dib loo...

0
Dood ayaa ka taagan Sharci dhawaan ay soo saartay Dowlada Norway kaasi ku aadan Taxi,da ama tagaasida ka shaqeysa wadanka muranka ayaana yimid markii...

Norway oo shaacisay waqtiga la furayo iskuulada Magaalada Oslo

0
Sida uu sheegay Maayarka Caasimada Oslo waxaa la furidoonaa Iskuulada Waxbarashada taariikhda marka ay tahay 27 Bisha April. Maayarka Magaalada Raymond Johansen oo la hadlay...

Raisal’Wasaaraha Norway Erna Solberg oo la filayo in ay qabato Shir Jaraa’id oo Coronavirus...

0
Wararka laga helayo Xafiiska Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa sheegaya in La filayo in Wasiirada Qabato Shir Jaraa'id oo Ku saabsan Xaalada Caruurta...

Booliska Norway oo joojiyay Xafladaha Ciida ee lagu dhigtay guryaha

0
Booliska Norway ayaa sameeyay talaabo xoogan oo ku aadan in aanan leeskugu imaan goob xataa kuwa ku sugan guryahooda in aysan dhigan karin wax...

Dhimashada Norway ee Cudurka Coronavirus oo mareysa 113 Qof

0
Dowlada Norway Ayaa la tacaleysa Xaalada Coronavirus ee dalka ka dilaacay waxana maanta lasoo bandhigay tirada Dadka u dhintay 113 marka la eego dadka...