Saturday, August 30, 2025

Kafia Hashi oo ku soo baxday Liiska Musharixiinta Golaha Deegaanka Oslo ee Xisbiga AP

0
Kafia Hashi oo hadaba ka tirsan Golaha Deegaanka Oslo ayaa mar kale boos la hubo ugu soo baxday Musharixiinta Xisbiga AP ee Golaha Deegaanka...

Ilmaha Dibada looga soo tago ayaan ka hortageynaa, Norway oo Bilowday Qorshe Cusub oo...

0
Dowlada Norway ayaa sheegtay in ay Bilaabeyso Qaab ay kaga hortageyso in ilaha looga soo tago Dalka Dibadiisa. Sanad kasta xiliga Kuleelaha Waalid badan ayaa...

iska Hubi Canshuurtaada Adigoo galaya Boga Skatteetaten, Waaxda Canshuurta Norway oo Codsi u dirtay...

0
Sanadka Sii dhamaanaya Waxaa la gaaray Xiliga dadka ay celinayaan ama ay helayaan Canshuurta Sanadkan iyadoo Dadka loo diray Canshuur Xisaabinta. Waaxda Canshuurada Norway ee...

Anfac Haashi oo kasoo muuqatay Liiska Musharixiinta Golaha Deegaanka Oslo

0
Shalay waxaa lasoo saaray liiska Musharixiinta Golaha Deegaanka Oslo ee Xisbiga Hoyre ee Doorashada Golaha Deegaanka Oslo ee Sanadka 2023. Liiska Musharixiinta waxaa kasoo muuqday...

Booliska Norway oo labo Wiil oo Somali ah u Qabtay Dilka Wiil Somali ah

0
Booliska Dalka Norway ayaa labo Wiil oo Somali ah u qabtay Dilka Wiil Somali ah oo dhawaan lagu dilay Caasimada Oslo gaar ahaan Nawaaxiga...

Dowlada Norway oo go’an ka gaartay Kordhinta Kaalmada Dhaqaalle

0
Bilaabashada Dagaalak Ukraine waxaa ka dhalatay saameyn dhaqaalle waxana Dowladaha caalamka bilaabeen kordhinta Kaalmada dhaqaalle ee la siiyo Qoysaska. Dalka Norway Xisbiyada ayaa waday wada-hadal...

Norway iyo Jarmalka oo raba iskaashiga NATO si loo sugo kaabayaasha muhiimka ah

0
Norway iyo Jarmalka ayaa raba xarun NATO ah oo la socon doonta kaabayaasha biyaha hoostooda sida dhuumaha gaaska. Ra'iisul Wasaaraha Jonas Gahr Støre (Ap) iyo...

Norway oo Wax ka badashey Sharuudaha Waalidka Basaboorka u dalbaya Caruurta

0
Dowlada Norway ayaa wax ka badashey Qaabka Waalidka uu u dalbanayo Basaboorka Caruurta ka yar 18 Sano jirka ama Kaarka Aqoonsiga. laga Bilaabo Bisha November...

Norway Meydka Labo Qof oo laga helay Magalaada Skien

0
Laba qof ayaa meydkooda laga helay guri dabaq ah oo ku yaala Skien. Booliska ayaa sheegay isagoo intaasi ku daray in dhacdada la baarayo Sida...

Norway oo Xukun Xabsi ku riday Nin gubi jiray Quraanka Kariim-ka

0
Maxkamada Oslo ayaa ugu danbeyn xukun ku riday nin ku caanbaxay inuu gubo Quraanka kariimka. Ninkan oo Garabka Midig ee fog ka tirsan ayaa dhoor...