Saturday, April 27, 2024

Goormee ayey furmayaan Safarada diyaaradaha tagaya Africa

0
mudo dhoor bilood oo loo xayirnaa Xaalada Coronavirus ee Caalamka ayaa qaar kamid ah Diyaaradaha Caalamka waxay bilaabayaan Safarada qaarkood kuwaasi oo Xanibaad saaran...

Lars Thorsen oo lagu weeraray Ukumo iyo Yaanyo/tamaandho isagoo ka hadlaya Islaamka

0
Hogaamiyaha Xisbiga Sian ayaa lagu weeraray Ukumo iyo yaanyo ama Tamaandho xili uu Khudbad ja jeedinayay Barxad ku taala Caasimada Oslo waxaana deg deg...

Norway oo Somalida ku amaantay dadaalkooda Xakameynta Cudurka Coronavirus

0
Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha ee Norway FHI ayaa somalida ku amaantay xakameenta Xanuunka Corona oo markii hore Somalida lagu dhaliilay in aysan sameen dadaalka laga...

Tirada Qaxootiga Soo galaya Yurub oo mar kale sare u kacday

0
Frontex ayaa ku warameysa in tirada qaxootiga isku dayaya inay u gudbayaan Yurub ay aad kor ugu kaceen usbuucyadii la soo dhaafay, si ka...

Norway oo Xukun ku riday ninkii ka danbeeyay Weerarka Masaajidka Al-noor ee Caasimada Oslo

0
Norway ayaa Xukun ku riday ninkii ka danbeeyay Weerarka Masaajidka Al-noor ee Caasimada Oslo iyo dilka dad kamid ah qaraabadiisa kula noolaa guriga uu...

Norway ”Waxaan Sharciga siineynaa Dadka gacanta u galay Kooxaha Wax tahriibinta ka ganacsada”

0
Dowlada Norway ayaa wax badan ka badashey hanaanka Qaxootiga Dalkeeda waxana ay shaaca ka qaaday in ay sharciga siineyso qofka ganacta u galay kooxaha...

Maxkamada Oslo oo go’an ka gaartay Khilaafka ka dhex jiray Maamulka Masjidka Towfiiq

0
Kadib dhageysi ay sameesay Maxkamada Oslo ee ku aadan Muranka ka dhashay Masjidka Towfiiq ee labada Dhinac waxay Maxkamada maanta soo saartay go'an ah...

Shirkada Turkish Airline oo soo bandhigtay Taariikh-da ay bilaabeyso duulimaadka yurub

0
Calan-sidaha Turkish Airlines (THY) ayaa ku dhawaaqday inay duullimaadyo toos ah ka bilaabayso 16 magaalo oo ku kala firirsan 6 dal oo Yurub ah...

Norway oo Xuduuda u furtay Shaqaalaha ka imaanaya Wadamada Scandinavian

0
sida maanta ay shaacisay Dowlada Norway gaar ahaan wasiirada Ganacsiga Norway Eskilin waxay dowlada ay toos u furtay Xaduuda ay la wadaagto Wadamada Nordic...

Ciid Wanaagsan dhamaan muslimiinta iyo Somalida guud ahaan

0
goor dhow oo caawa ayaa si toos ah loo shaaciyay in maanta bari ay tahay maalin ciid ah sida ay shaaciyeen wadamo badan oo...