Friday, April 26, 2024

War Cusub oo ku soo kordhay Taliyaaniga oo diiday Qaxootiga Africa..

0
kadib doorashadii ka dhacday dalka taliyaaniga waxaa isbadalay hanaanka qaabilaada qaxootiga dalkaasi sida soo dhaweynta qaxootiga dalkaasi ku gaara doonida iyo kuwa lasoo badbaadiyo. dadkii...

Qaxooti Somali ah oo Dowlada Norway ka dalbaday in Dib loogu celiyo Dalkooda.

0
Dowlada Dalka Norway ayaa Sheegtay in Qaxooti badan oo dalkeeda iska dhiibay ay codsadeen sidii dib loogu celin lahaa Dalkooda. Hay,ada Qaxootiga ama Soogalootiga u...

Norway oo Dalkeeda ka ceyrisay Dublamaasi u dhashay Dalka Poland oo lagu eedeeyay.

0
diblomaasigan ayaa dhowr jeer ka hadlay kiisas la xiriira Barnevernet. Wasaaradda arrimaha dibadda (UD) ayaa cadaysay inay dalka ka erisay diblomaasi u dhashay dalka Poland...

Waa gabar yar oo saacadii ku shaqeysa 1.200 kr Magaalada Lofoten.

0
Iyadoo waqtigii kalluumaysigu uu ka bilowday Lofoten iyo VesterĂ¥len, isla markaana ay carruur badan lacag fiican ka helaan waqtiga fasaxa jiilaalka ayey carruurtu ka...

Ururka LO oo doonaya in Saacadaha Shaqada laga dhigo Lix Saac si dadka shaqo...

0
Saacadaha sideeda ah ee haatan la shaqeeyo waxaa la dhaqangeliyey sannadkii 1919. lakin ururka LO ayaa donaya in lix saacadood waqtiga laga dhigo. Iyadoo dabaal...

Norway oo Somalida u sharaxday qaabka Basaboorka Somaliga u aqoonsadeen looguna soo gali karo...

0
shalay Caasimada Oslo ee dalka Norway waxaa ka dhacay kulan muhiim ah oo u dhaxeeya somalida ku nool dalka norway iyo Hay'ada dhanka qaxootiga...

Norway:- Mudada ay xirnaanayaan Iskuulada iyo Xanaanooyinka Wadanka oo la kordhiyay

0
Tallaabooyinka maanta ee Coronavirus ayaa la kordhiyey iyadoo laga dhigay illaa 13-ka Abriil, Raiisel Wasaaraha Erna Solberg ayaa kaga dhawaaqay shir jaraa'id oo ay...

Dowlada Norway oo waqti dheer ku kordhisay Xayiraada dhanka Duulimaadka ee wadanka saaran

0
Dowlada Norway ayaa kordhisay mudada wadanka uu ka xiran yahay dhanka Safarada dibada taasi oo laga dhigay ilaa bisha Agoosta 20-keeda sida ay shir...

Gabar Somali ah oo Maxkamad loo soo taagay Shahaado Bachelor iyo Mastaer been ah...

0
Gabar Somali ah oo 28 sano jir ah ayaa Dalka Norway lasoo taagay Maxkamad dambiga loo heesto gabadhan ayaa ah kadib markii ay 2017...

Hooyo Somaliyed iyo shanteeda Caruur oo lagu amray in ay iskaga baxaan Dalka Norway...

1
Hooyo somaliyed iyo 5 caruur ah oo ay dhashay ayaa lagu amray in wadanka iskaga baxaan amarkaasi oo uu kasoo baxay Hay'ada dhanka soogalootiga...