“Hay’adaha adeegga bulshada ee Iswidhan ma af-duubtaan carruurta, ha ahaadeen Muslim iyo kuwa kaleba,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Ulf Kristersson.
Ololaha ka dhanka ah Iswiidhan,...
Afar nin oo da’doodu u dhaxayso 17 ilaa 30 jir ayaa la xidhay galabnimadii Khamiista – kuwaas oo looga shakisan yahay inay gacanta ku...
Saddex qof ayaa la xiray, waxaana daraasiin baaritaanno ah laga sameeyay guud ahaan dalka Talyaaniga Talaadadii, taasoo qeyb ka ah howlgalka booliiska ee ka...
Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Koongareeska ayaa u codeeyay in Ilhaan Cumar laga saaro guddiga arrimaha dibadda ee xisbiga Dimuqraadiga.
Codeynta ayaa dhacday ka dib dood...
Gabar 16 jir ah ayaa maxkamada Solna maanta ku heshay danbi ah inay walaalkeed ka yar ku dishay magaalada Vällingby ee galbeedka Stockholm xagaagii...
Nin 30 jir ah ayaa ku dhaawacmay rasaas ka dhacday degmada Vimanshäll ee Linköping. Dhaawaca ninkan ayaa loo qaaday isbitaalka, kaasoo aan ilaa hadda la...
Nin Soomaali ah oo la’aa tan iyo bilowgii bishii December ee sanadkii dhamaaday ayaa maydkiisa laga helay koonfurta magaalada Edmonton ee dalka Canada.
Booliska ee...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uusan aqbali doonin in Sweden ay xubin ka noqoto NATO ilaa iyo inta la ogol yahay in la gubo Qur’aanka...
Hay’adda nabadsugidda Sweden ee (SAPO) ayaa sheegtay in dhacdooyinkii u dambeeyay ay kordhin karaan khatarta weerarrada argagixisada ee Sweden.
Hay'adda difaaca cilminafsiyeedka ayaa sheegtay in...
Tiro magangalyo doon ah oo ku nool Sweden ayaa ka cawday in ay awoodi waayeen in ay iska diwaan geliyaan lambaradooda taleefannada shirkadaha isgaarsiinta ee magacooda.
Xeerarka...














