Tuesday, April 7, 2026
Adeegga 4G ee Tele2 ayaa maanta oo Arbaca ah hakad ku yimid, kaas oo joojiyay adeegyadii isgaarsiinta ee macaamiisha qaar. Shirkaddu waxay sheegtay in khalkhalku...
Baarlamaanka Turkiga ayaa qorsheynaya inuu ansixiyo codsiga NATO ee Finland ka hor inta aan la gaarin doorashada bisha May, sida ay sheegeen laba sarkaal...
Milateriga Maraykanka ayaa sheegay in diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay ay Talaadadii Badda Madow ku buburisay mid ka mid ah diyaaradahooda wax basaasa ee...
Ra’iisul wasaaraha Sweden Ulf Kristershon ayaa soo jeediyay in Finland ay ku biirto Isbaheysiga North Atlantic Treaty Organisation (NATO) la'an Sweden. "Qiimayntayada guud ayaa ah...
Garsoorka Dalka Sweden ayaa maanta xukun ku riday saddex qof kadib markii ay kufsi iyo dhac u geysteen haween ku sugan magaalada Malmö oo...
Sacuudi Carabiya iyo Iran ayaa soo celiyay xiriirkooda diblomaasiyadeed. Waxaa loo arkaa guul darro weyn oo soo gaartay ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu. Benjamin Netanyahu ayaa...
Labo nin ayaa loo qaaday isbitaalka iyagoo qaba dhaawacyo halis ah kadib toogasho ka dhacday Salem ee koonfurta Stockholm, sida uu qoray wargeyska Aftonbladet. Booliiska...
Waaxda saadaasha hawada ee Sweden (SMHI) ayaa ka digtay baraf cusub oo dabaylo wata oo ku soo wajahan qaybo badan oo dalka ah. Waxay xustay in Dalarna...
Ku dhawaad ​​30 qof oo tahriibayaal ah ayaa la la’yahay waxaana loo malaynayaa in ay dhinteen kadib markii ay la qalibantay dooni si xad...
Mid kamid ah Dhacdooyinka ugu Adkaa ayaa dhawaan ka dhacay Sweden kadib Markii waalid ku sugan gurigooda Qarax loogu Diday Halka Boostada laga tuuro...