Monday, March 30, 2026
Wakaalada ceemiska bulshada ee loo yaqaano (Försäkringskassan) ayaa amar siisay haweeney kasoo jeeda Sweden taasi oo lacag ku qaadaneysay in ay xanuunsan tahay. lacagta lagu...
Booliska Sweden ayaa xiray qof looga shakisanyahay in uu ka danbeeyay dil dhawaan ka dhacay xaafada Rinkeby kaasi oo lagu dilay wiil dhalinyaro ah, Booliska...
dowlada norway ayaa adkeesay qaabka dib loogu helayo passporka dalkaasi hadii uu qofka ka lumo ama laga xado. madaxa waaxda ID-ga u qaabilsan boosliska Norway John...
Dowlada France ayaa bilowday qaabilaada qaxootiga horay iskaga dhiibay Dalka Finland kuwaasi oo mudo ku dhow 3 sano iyo ka badan heesta Diidmada Qaxootiga Finland...
waxaa wali jira muran ka taagan dhanka lacagta madhowda ay helaan dadka aan lixaadkooda dhameestirneyn ee ku sugan Dalka sweden kuwaasi oo dhoor jeer...
Xafiiska Shaqada ee Dalka sweden u qaabilsa dhanka Shaqooyinka ee Arbetsförmedlingen ayaa soo bandhigay shaqooyinka laheli karo mustaqbalka hadii la barto. Shaqooyinka lasoo bandhigay waxaa kamid...
Maxkamad ku taalla Magaalada Borås ayaa xukun ku riday sadax nin oo lagu eedeeyay dil wiil dhalinyaro ah oo toorey ama mindi lagu dilay sanadkii...
Dalka Danmark waxaa fikrad aan macquul aheyn lagu tilmaamay fakar ay soo jeediyeen xisbiga socialdemokraterna ee ku aadan dhanka Qaxootiga. Fikradaasi ayaa dhigeysa in Qaaxootiga Dalkaasi...
Ciidanka amaanka Dalka Ruushka ee FSB ayaa xiray ku dhawaad 5 ruux oo magangalyo raadis ah kuwaasi oo u soo socday dalka Norway sanadkii hore...
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jammie Åkesson oo talaadadii wareysi siiyay Joornalka Aftonpladet ayaa ka laabtay hadalkiisa ku aadanaa in la la mamnuuco niqaamka ama indho shareerka, Åkesson...