Dowlada Sweden ayaa dooneysa in la dhaqan galiyo sharci cusub oo ku aadan dhalaanka iska dhiiba dalka ee kaligii socodka.
Sharcigan ama fakarkaan ayaa dhigaya...
madama wadanka ingariiska uu ka baxayo Midowga yurub waxaa socota qorsho midowga yurub ay ku yareenayaan lacagta ay ku bixiyaan qaxootiga u soo socda...
Xisbiga haya dalka Sweden ee socialdemokraterna ayaa soo jeediyay in caruurta iska dhiibay Dalka ee kaligood socda la siiyo fursad ay ku joogi karaan Wadanka.
Dowlada...
Saaka ayaa maxkamadda magaalada Stockholm laga bilaabay dacwadii lagu waday Rakhmat Akilov oo lagu tuhunsanyahay in uu ka dambeeyay falkii argagxiso ee magaalada Stockholm...
Ciyaar-yahanadda iswiidhishka Stina Nilsson ayaa ku guuleeysatay inay qaado tartanka ciyaarta oradka soo-yaalka ulaha dhaadheer ee barafka, tartanka olompikada ee ka socda magaalada Pyeonchang...
Muwaadinkan Soomaaliyeed oo Magaciisa lagu sheegay Cigaal Daa’uud oo 30 Sano-jir ah ayaa waxaa Meydkiisa laga dhex helay Gaari sida ay Sheegeen Booliska Magaalada...
waxaa dib u eegis lagu sameendoonaa lacagta ay qaataan dadka hawlgabka ee ku nool dalka sweden kuwaasi oo lacagta ay qaataan aan ku filneen.
Dadka...
Shalay axadii ayaa albaabada loo xidhay shirweeynihii xisbiga Vänsterpartiet. Halkaas ayaa go´aansaday suaalaha uu xisbigu xooga saari doono ololaha doorashada sannadka dhici doonta.
-Xaaladu aad...
Dhamaan Xisbiyada barlamaanka Sweden ayaa isku raacay in dib loo eego Sim-carka aan diiwaan gashaneen kuwaasi oo la isticmaalo isla markana laga helo goobaha...
Kooxda xulka qaranka hablaha Sweden ee ciyaarta xeegada barafka ayey maanta tartanka olompikada isku hardiyi doonaan dhiggooda ee xulka isku dhafka ah ee matalaya...














