Thursday, June 25, 2026
Sida caadiga ah wakaalada socdaalka Dalka Sweden ayaa soo saartay saadaalinta qaxootiga Dalka soo gaari kara sanadka Cusub iyo sanadka Xiga. Sadaalinta sanadka Cusub ee...
Abaaro 23:42 pm ee xalay waxaa booliska Stockholm ay toogasho ka geesteen Xaafada Rinkeby ee ku taalla dhanka waqooyi ee Stockholm. Toogashada xalay ayaa timid...
tan iyo afganbigii ka dhacay dalka turkiga waxaa dalkaasi ka soo cararay kooxaha lala xiriirinayo afganbigaasi kuwaasi oo iska dhiibay dalalka yurub. Dalalka ay iska...
Dowlada Sweden ayaa dooneysa in ay adkeyso sharciga la xiriira diiwaan galinta hoyga iyo danbiyada ka dhalan kara arintaasi. Waxyaabaha ugu mihiimsan ee dowlada xooga...
Xisbiga Sverigedemokraterna oo kamid ah xisbiyada sweden kuwooda ku jira ololaha xoogan ayaa soo bandhigay siyaasadiisa doorashada ee sanadkan. Madaxda Xisbiga Jimmie Åkesson ayaa magaalada Örebro ku soo...
Booliska Magaalada Uppsala ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo iibiya Daroogada sida goor boliska shaaciyeen. Ragaan ayaana lagu qabtay guri ku yaala Uppsala halkaasi...
boqorka Henrik ayaa geeriyooday shalay waxa uu guursaday boqoradda waddanka Danmark. Wuxuu noqday 83 jir hada . Henrik wuxuu ku dhashay Faransiiska sannadkii 1934, laakiin...
Dowlada Sweden ayaa dooneysa in la dhaqan galiyo sharci cusub oo ku aadan dhalaanka iska dhiiba dalka ee kaligii socodka. Sharcigan ama fakarkaan ayaa dhigaya...
madama wadanka ingariiska uu ka baxayo Midowga yurub waxaa socota qorsho midowga yurub ay ku yareenayaan lacagta ay ku bixiyaan qaxootiga u soo socda...
Xisbiga haya dalka Sweden ee socialdemokraterna ayaa soo jeediyay in caruurta iska dhiibay Dalka ee kaligood socda la siiyo fursad ay ku joogi karaan Wadanka. Dowlada...